Qaybtan gudaheeda waxad ka helaysaa warbixin dheeraad ah oo ku saabsan sidii aad u raadsan lahayd shaqo ama u dhisan lahayd shirkad. Waxa kale oo aad sii akhrin kartaa wax dheeraad ah oo ku saabsan fursadaha waxbarasho ee jira iyo sida aqoontaada firxadeed loo qiimayn lahaa. Waxa kale oo aad heli kartaa aqoon ku saabsan Af Iswiidhishka qaxootiga loogu talogalay iyo sharciyada quseeya suuqa shaqada ee Iswiidhan.