Ubad & Waalid

Halkan waxa ku jira tusaale ahaan warbixin badan oo ku saabsan xuquuqda carruurta, sida uu u shaqeeyo nadaamka iskuulka ee Iswiidhan iyo xiitaa warbixin ku saabsan caymiska waalida iyo taageerooyinka kala duwan ee waalidka quseeya.Waxan u baahanahay cid aan la hadlo.

​Waxan u baahanahay cid aan la hadlo

Waxan ahay qof ka yar 19 jir

Waxan ahay waalid

​Nadaamka Iskuulka ee Iswiidhan

Sidan ayey u shaqaynaysaa

​Waxa ku jira goobta internetka ee Migrationsverket-ka bogag internet oo u fiican carruurta. http://www.migrationsverket.se/info/3732.html.

Skalman oo ah kartoon, wuxu ka sheekaynayaa sida ay wax noqonayaan marka la dalbanayo magangelyo. http://www.migrationsverket.se/download/18.63b7904d12ece36769a80007004/asylprocessenbarn_so.pdf