Start

Start

​Bogg oo quseeyo bulshada wadanka ku cusub

Boggaan waxaa loogu tala galay qofka ku cusub wadanka Iswiidhan isla markaana raba inuu si dhaqsi ah u helo warbixin ku saabsan bulshada iswiidhishka. Halkaan waxaa leeskugu soo aruuriyay wax kasta oo ku qoran luqado kala duwan. Waxaad ka heleysaa warbixin mujtamacadeed iyo jawaabo ku saabsan su'aalaha ka hadlaya hoyga iyo guryaha wadanka Iswiidhan, daryeelka bukaanka iyo waxbarasho. Waxaad heleysaa warbixin ku saabsan xuquuqdaada iyo xafiisyada dowlada aad la kulmi doontid waqtigaada koowaad ee Iswiidhan. Waxaad raadin kartaa shaqooyinka bannaan, rugta caafimaad ee kuugu dhow iyo iskoolka kuugu dhow. Isticmaal informationsverige.se si uu kuugu noqdo jiheeyahaada dhinaca mujtamaca iswiidhishka ah.

​​Su'aalo ku saabsan guryaha?

Kasii akhriso bogga Deegaan

Carruurta magangelyo’doonka ah?

Xuquuqdaada

​Buuga – Ku saabsan Iswiidhan

Inta ka akhriso sida ey nidaamka Iswiidhan uu yahay

Walaxyada iyo meelaha wada shaqeynta

Boken Om Sverige & Hitta rätt

​​​Ku cusub Iswiidhan

Su’aalo iyo jawaabo

​Barashada Af Iswiidhishka

Warbixin oo waxbarashooyinka ku saabsan

​​​Qasnadda Yurub ee qaxootiga

 

EU-flagga.png 

​​​​Ka dhegayso bogga internetka?

Barnaamishka la dhaho ”Talande webb” luqadaan lagu ma helo.

Talande Webb​​​

Följ oss på Facebook

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Copyright 2016 Länsstyrelsen Västra Götaland

På informationsverige.se använder vi cookies för att ge dig en bättre användarupplevelse. Genom att surfa vidare accepterar du cookies.

Läs mer om cookies