Halkan waxa aad ka akhrin kartaa wax ku saabsan sida ay bulshadu u shaqayso Iswiidhan. Halkan hoose waxad toos uga helaysaa warbixin ku saabsan dhawr su´aalood oo kuwa ugu badan ah. Waxa kale oo aad isticmaali kartaa ciwaanada xagga bidix ku yaal si aad u hesho waxa aad rabto in aad akhrido.