- Bogga ugu horeeya ee goobta intarnat-ka
- In waalid la ahaado
- Canug 6-12 sano jir
Canug 6-12 sano jir
Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 6/9-2022
Canug dugsi billaabaya, iyo saaxiibbo iyo waxa aad daneyneysid ayaa noqonaya wax ka muhiimsan. Isla markaasna baahida loo qabo xiriir dhaw oo qoyska ah weli waa ay weyntahay.
-
Horuumarka canugga
Carruurtu siyaabo kala duwan ayey horuumar u sameeyaan. Waxaad la xiriiri kartaa daryeelka caafimaadka dugsiyada haddii aad taageero u baahantihid ama aad qabtid su'aalo ku aaddan horuumarka canuggaaga.
-
Skola
Förskoleklassen är en obligatorisk skolform. De flesta barn går i förskoleklassen från höstterminen det år de fyller 6 år. Utbildningen ska stimulera barnens utveckling och förbereda dem för fortsatt utbildning. Förskoleklassen är gratis och har ett stort inslag av skapande arbete och lek. Barnen går i förskola och förskoleklass måndag till fredag. Lördagar, söndagar och helgdagar är lediga.
Grundskolan är obligatorisk och gratis för alla barn. Det är vanligast att barnen börjar skolan på hösten det år de fyller 7 år. Grundskolan består av nio årskurser. Varje läsår är uppdelat i två terminer, en höst- och en vårtermin.
-
Xilliga firaaqada
Marka ay ku jiraan da'aaddan carruurta badankoodu waxay tijaabiyaan hawlo kala duwan oo xilliga firaaqada la qabto, waana muhiim in ay saaxiibbo la jiraan.
Waa muhiim in canuggu uu ka tirsanaado wax urur ah, si uu tusaale ahaan uu u sameeyo jimicsi, u barto ciyaarid qalab muusiko ama u tijaabiyo farshaxan iyo riwaayad.
-
Caafimaadka canugga
Haddii canuggu uu xanuunsado waxaad la xiriiri kartaa rugtaada caafimaadka.
Haddii aad qabtid su'aalo ku aaddan horuumarka canugga waxaad la xiriiri kartaa caafimaadka ardayda.
-
Passiv rökning
Barn har rätt till en rökfri miljö. Skydda ditt barn från tobaksrök och se till att ingen röker i dess närhet. När barn andas in röken utsätts det för samma farliga kemiska ämnen som rökaren. Det kallas för passiv rökning.
Barn är känsliga för passiv rökning. De kan få allvarliga infektioner, allergi och astma. Passiv rökning är även en riskfaktor för plötslig spädbarnsdöd.
Waxaa jirta caawimaad aad heli karto
Waxaa jirta caawimaad aad heli karto adigaaga doonaya inaad joojiso sigaarka. Talo-bixin iyo taageero weydiiso rugtaada caafimaadka. Adigu mar kastaba waxaad wici kartaa oo aad talo-bixinta xanuunka ka heli kartaa lambarka telafoonka ee 1177.
Adigu waxaad xitaa heli kartaa caawimaada dhanka tusaale ahaan:
Khadka Jooji Sigaar Cabista – bog intarnat lehna macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan tobaakada halkaas oo aad si bilaash ah uga heli karto talo-bixin ay telafoonka kugu siiyaan shaqaale. Wac telafoon lambarka 020-84 00 00 haddii aad doonaysid inaad hesho taageero si aad isaga joojiso sigaarka ama buuriga.
-
Waalidka iyo khamriga
In la cabo khamri aad u yar maaha micnaheedu inaad noqonayso waalid xun. Laakiin waalidka oo khamri badan cabaa waxay raad xun ku yeelan kartaa ilmaha. Marka qofku cabo khamri waxaa xumaata awooda ah in laga warhayo baahida ilmaha. Waxaa xitaa jirta khatar weyn dhanka shil dhaca xilliga isticmaalka khamriga.
Waxaa jirta caawimaad aad heli karto
Waxaa jirta caawimaad aad heli karto adigaaga doonaya inaad wax ka badasho caadooyinkaaga khamriga. Caawimaad iyo talo-bixin ka raadso rugtaada caafimaadka. Adigu mar kastaba waxaad wici kartaa oo aad talo-bixinta xanuunka ka heli kartaa lambarka telafoonka ee 1177.
Akhri dheeraad ku saabsan caadooyinka khamriga kuna qoran bogga intarnatka ee Hagida Daryeelka 1177.Waxaa kale oo aad wici kartaa telafoonka khamriga Alkohollinjen haddii aad ka fikiraysid caadooyinkaaga khamriga ama kuwa qof kale. Halkaas waxaad kula hadli kartaa talo-bixiyayaal aqoon leh. Dhanka Alkohollinjen waxaad wacaysaa iyadoo bilaash ah oo aanad lagu garanayn. In aad wacdo iyadoo aan lagu garanayn micnaheedu waa in adigu aanad u baahnayn inaad sheegto qofka aad tahay. Wac Alkohollinjen lagana helo telafoon lambarka 020-844 448.
-
Ammaanka canugga
Da'dan marka lagu jiro waa iska caadi shilal in ay ka dhacaan goobaha isboortiga. Waa muhiim in canuggu uu isticmaalo difaac, sida tusaale ahaan koofiyadda madaxa dhawrta, marka uu jiro isboorti iyo hawlo u baahan taas.
-
Talo iyo taageero
Degmada waxaa ku yaalla dhawr meelood oo aad la xiriiri kartid si aad talo iyo taageero u heshid, una heshid waxbarasho waalid ama si aad khibrado ula wadaagtid waaliddiin kale.
Vård av barn (VAB) är när du stannar hemma från jobbet eller avstår från att söka arbete för att ta hand om ett sjukt barn.