Saamayn ku yeelanshada Iswiidhan

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 18 12 2018

Tani waa qoraalo ka yimi buuga Ku saabsan Iswiidhan Waxaa​d​ soo dejisa​a cu​tubka 6

Meeshan baa waxa lagu sharixi sida nadaamka maamulka Iswiidhan yahay iyo Midoowga yurub. Adiga meeshan waxa ka akhrisankarta dimuqradiyada fikrad ahaan iyo ficil ahaan ba iyo mushtamaca aragti loo la qeybsado. Inta waxa xitaa ka heleysaa warbixin ku saabsan sida doorashooyinka loo suubiyo.