Raadi shaqooyinka firaaqada

Inta baa waxaa ka raadinkarta shaqooyinka firaaqada ah oo laga soo keenaayo bangiga shaqooyinka firaaqada oo xafiiska shaqada. Adiga waa inaa koow dalbataa gobolka sidaa u raadinkartid, markaas kadib baa waxaa dalbankarta inaa raadinta erey ahaan u suubisid ama shaqo ahaan. Markey natiijada raadinta ey soo baxdo waxaa markaas sii dalbankarta inaa shaqooyinka mid kamid ah sii akhrisatid, oo markaas waxa is furaayo ogeysiinta shaqada firaaqada, oo bogga kale oo bangiga shaqooyinka firaaqada.

Gobol

Waxaad dooran kartaa inaad dalbato shaqooyinka bannaan adigoo isticmaalaya qoraal xor ah ama xirfadda. Haddii aad ku qortid wax meesha banaan waxaa dhaceysa in baaritaanka lagu sameeto qoraal furan iyo qaanad banaan meesha xirfadda. Ma soconeyso inaad ku raadiso qoral furan iyo xirfad hal mar.

Markii aad badasho gobol, xirfadda, ama kooxda xirfadda waa inaad taabata botonka uppdatera inta uu ka baddalayo qaaimadda doorashada. Taasi waa si doorashada loo cusbeeneeysiiyo.

Ku raadi ereo furan
Baartitaanka xirfada
​​​
Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri