Khamro, sigaar iyo maandooriyo

Alkohol, narkotika, dopning och tobak förkortas ofta ANDT.

Khamro, tobaako iyo mandooriyo waa mukhadraad kala duwan. Sababta mukhadaraad loogu yeero waa sumeeysan yihiin, qof isticmaalona wuu sameeysami karaa, wuuna ku dhagi karaa.

Si kala duwan ayee noo sameeysaa khamro iyo mukhadraadka kale laakin dhamaanteenaba wee na sameeyaan goor dhow ama dheer.

Waxeey sameeyaan inta isticmaasho laakin sido kale inta la joogto. Marka aad dhalin yaro tahay khatarta dhawaca jirka waa sii badan tahay. Tusaale ahaan markii dhalinyaro tahay maskaxdu wali wee korooysaa.

Haddii aad ka walwalsan tahay in uu qof kale isticmaalo mukhadaraad ma uu baahnid aa kala ka fakarto. Qof laftarkiisa la hadal ama qof aad ku kalsoon tahay uga waran dhibka aad uu jeedo. Haddii aad adiga ku dhagtay mukhadradka oo aadna caawinaad uu baahan tahay si aaskaga deeyso, waxaa fiicnaa karta in aad la hadasho saxiib ama qof weeyn.

Midigtaada waxaad ka heleeysaa warbixin kale oo ku saasan khamro, mandooriyo iyo tobaako.

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri