Deegaan

HVB waxeey uu mecna tahay, Deegan loogu tala galay daryeel ama daganaansho. HVB-guriyeed waxaa maamulo deegaan ama qof si gaar ah uu leh. Deegaanada gaarka waa in ee ansaxdo Hey'adda kormeerida daryeelka iyo xanaaneeynta, IVO. Caruurta sii yaryar inta badana waxeey tagaan guri qooys.

Xafiiska adeega bulshada ayaa ka mas’uul ah in aad hesho deggaan xassilloon ,ku nabadqabto, lehna fursad taageero iyo hormarin.. Waxaad xaq uu leedahay in aad sheegato waxa aad ka qabto iyo in lagu dhageeysto, iyo in adiga iyo wakiilkaada inaad aqbashaan degaanka.

 

Deegan loogu tala galay daryeel ama daganaansho – HVB

HVB waa deegan loogu tala galay caruur iyo dhalinyaro oo aan la dagi karin waalidkood sababo kala duwan awgood.

Waxaa xaq uu lee dahay nolol mecno leh inta aad dagan tahay HVB. Marka loo fiiriyo heshiishka caalamiga waxaa xaq uu lee dahay nasasho, xili firaaqe iyo madadaalo uu haboon da'daada. Waxaad sido kale xaq uu lee dahay in aad si xur ah uga qeeyb qaadato nolosha dhameedka iyo farshaqanka. Waxa sido kale xaq uu lee dahay ayadoo la fiirinaayo baahidaada, in aad fursad uu hesho isboorti iyo hoowlo dhaqameed si aad uu hormarto.

Guri reerka

Guri reereed waa, marka lala dagan yahay reer. Guddiga bulshada ayaa xakumo markii reer looga wakiilaayo in ee qaabilaan da' yar. Waxaa xaq uu lee dahay in aad amaan ku dareento guriga reerka. Waa in lagula kulmaa naxariis iyo xushmad iyo in laguula dhaqmaa sidii caruurta iyo dhalin yarada kale ee joogto guriga reerka.

Ka waran xaalad xumeedka

Haddii aad uu aragto in ee jiran wax si xun uga ka la socdaan guri reereed ama degaankaaga HVB:ga, waxaa xaq uu lee dahay in aad ka waramto. Gacan koobad ahaan la hadal qofka lala xiriraayo ama xoghaye bulsho, haddii ee san shaqeeyneeyn waxaa boosto elegtrooni ah uu diri kartaa ama wici kartaa Hey'ada Kormeerida Daryeelka iyo Xanaanada, IVO, waxaana uga warami kartaa waxa aad adiga uu aragto in si xun uu kala socdaan.

In kale ka akhriso IVO

Telefoonka caruurta IVO:

020-120 06 06

Ma ogtahay xaqa aad leedahay?

Qofka deggan lagu guri ama deggaan (HVB) guriga xannaanada carruurta.

Ku socoto adigoo xoogaa yar weeyn

Ku socoto adigoo xoogaa yar

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri