Da’ yar kali socod ah

Haddii aad Iswiidhan timaado hooyada la'anteeda ama aabaha la'antiisa si aad uu dalbato magangalyo, oo aadna ka yartahay 18 sano waxa lagu garanaa wax loo yaqaano dhalinyare kali socod ah. Iswiidhan waxaa lagu yahay da' yar ilaa laga gaaro 18 sano. Dalabkaada magangalyo waxaa geeyneeysaa Hey'adda socdaalka.

Caruurta magangalyo doonka ah, waxeey xuquuqda kula siman yihiin caruurta kale ee bulshada Iswiidhan, tusaale ahan:

  • Xaq aa uu lee dahay in aad ka hadasho waxa aad qabto.
  • Xaq aa uu lee dahay in lagu dhageeysto.
  • Xaq aa uu lee dahay daryeelbukaan iyo ilko haddii aad uu baahan tahay.
  • Xaq aa uu lee dahay in aad dhigato iskuul.

Waxaa kaloo heli kartaa sharci waqtigiisu xadidan yahay (TUT). Markii uu sharcigaaga waqtigiisa xadidan yahay uu dhamaado waxaad heysataa fursad ah inaad codsato dheereyn. Waxaad heli kartaa sharci la dheereeyey haddii aad weli u baahan tahay magangelyo.

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri