Hab waxbarasheed iyo layli

Waa muhiim in aad lee dahay hab waxbarashadeed oo fiican marka aad akhrineeyso layli. Hab fiican oo barashadeed waxuu ku sahlaa waxbarashada. Tusaalyin qarkood waa in aad ku celista badisaa, hoosta ka xariiqdaa waxa muhiimka ah, in aad layliga waqti hore oo fiican akhrisa, in qof ku dhageeysto casharka iyo in aad jiif iyo cunto fiican hesho.

Waxaa jiro sadax hab oo qofka wax uu fahmo. Dadka badankood hab koobad ee isticmaalaan ee lee yihiin, labada kale si gacan labaad ee uu isticmaalaan.

 

Habka aragtida – ku fahmo aragti

Waa midka loo orko in uu ucad yahay. Dadka 70 % ayaa habkaan ugu muhiimsan yahay.

Haddii aad doorbideeyso in aad masawir aragto iyo qoraalba waxaa tahay waxa loo yaqaan aragtiyoole. Waxaa markaas fa'iido badan ku qabi kartaa in aad isticmaasho waxa loo yaqaan fikrad-tilmaameed ama mindmapping. Adigana waxaa muhiim kuu ah in uu macalinka isticmaalo masawiro iyo ekeeysiin marka uu hadlaayo.

Habka dhageeysiga – ku fahmo maqal

Inta waxeey ku saabsan tahay in la dhageeysto warbixinta. Ku dhawaad 10 % oo ka tirsan dadka aayaa dorbido habkaan.

Haddii aad doorbideeyso in aad dhageeysto warbixin waxa markaask u sahli karo in aad cajalad ku duubto hadalka macalinka (laakin macalinka weeydiso ogalaansho).

Habka xisiga – ku fahma hab la xariiro jirka (taabasho, dhadhamin, urrin) iyo dareen.

Waxeey ku saabsan tahay dareen iyo dhaqaajin, in la taabto. Ku dhawaad 20% oo dadka ka tirsan ayaa ka tirsan qeeybtaan.

Haddii aad ka tirsan tahay qeeybtaan waxaad markaas jeceshay in aad waxa taabato iyo in aad dareemto - habka ugu fiican aa wax baro karto waa inaa waxa qabato. Waxaad ku fakari kartaa oo adna masawiraa kartaa habka aad uu sameeyn la heeyd oo aad uu sticmaasho warbixinta.

Caawinaad-layli

Waxa jiro ururo badan oo ku caawiyo qofka akhrista layliga oona dhiiba caawinaad-layli. Inta badana waxaad cawinaad-layli ka heli kartaa maktabada. Maktabadooyin badan si joogto ah ayaa la qabtaa caawinaad-layli.

Röda korset

Individuell Människohjälp - IM

Chalmers

Mattecentrum

​Xisaabta kaligaa ku tababarrro

Internetka waxa laga heli karaa boggog badan kuwaasoo kaa caawinaya inaad ku tababarato maaddooyin badan, tusaale ahaan xisaabta. Qaar waxey leeyhiin luqado badan.

Webbmatte.se

Matteboken.se

Plugg efter plugget

Xisaabta ee Yuutuubka

Xisaabta iyo borogoraameynta ee Yuutuubka

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri