Da’ yar iyo Iswiidhan

Da' yarta Iswiidhan inta badana waa kuwo wax badan gooni uu taagan. Iskuulka waxaa laguugu baraa in aad dalaceeyaan. Da' yarta waxeey heeystan waxbarasho lacag la'an ah, tageero-ardayeed iyo laga yaabaa kaalmo ijaar. Taas mecneheed waa in aad adiga heeysato fursado fiican aa nolosha jid ka doorato. In badan ayaa guriga waqti hore ka guuro, laga yaaba in ee guuran waxbarasho magaalo kale ah.

Första lägenheten

Waxaa lagaa sugaa in ee gooni uu taagnaato laakin isla markaas waalidkaada, wakiilkaada ama xanaanaha inaad ka maarmi karin ilaa aa 18 sano ka gaarto. Adiga dhalin yare weeyn ah wax badan ayaa ka howl baxeeysaa: lacagta guriga ayaa qorsheeynee, waxbarasho ama shaqo, dar-dhaqaqid, guri-hagaajin, waxaana la xariir la lahaanee hey'addaha dowlada.

Wax yaalahaan waxaad ku toobaraneeysaa in aad dagan tahay guriga, ama deegaan ama deegan reered. Wax yaalaha qarkood iskuulka aa ku baraneeysaa , wax yaalaha qarkood adiga si gooni ah uu raadsaneeysid.

Guri helid

Jidka-Guriyada

Inta badana boggaga degmooyinka waxaad ka heli kartaa liis sheegaayo guriyada degmada banaan iyo cida kireeyneeyso.

Isku-xidh ku geeynaayo boggaga degmada Guriyaha-Ardayda
Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri