Goob meel miyi ah ku taal oo ey dadku ku kulmaan

​Bygdegården waxey dad badan u tahay meel caadi ah oo lagu kulmo. Byggdegården- oo lagu magacaabi karo bygdegård,bystuga,medborgharhus ama wax kale- waa hool guud oo lagu kulmo una furan dadka oo dhan. Carruurta, dhalinyarada,dadka waaweyn, qoyska, ururada, shirkadaha iyo kuwo kale - shardigana yahay diimuquraati.

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri