Caritas Angered

Caritas waa goobta xoriyada oo Hjällbo oo waa meel dhaqamo badan iskula kulmaan, oo bulshada meeshaas ku nool isku la kulan oo eysan ku xirneen qaran, diin ama jinsiyada. Anaga waxaa rabnaa inaa faafino siyaasada bina'aadinimada iyo xuquuqda dadka magangelyo'doonka. Caritas waxaey la wada shaqeysaa ururada degmada iyo xafisyada oo degmada Göteborg.

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri