Caritas Iswiidhan

Caritas waa kaniisada oo katooliga qeybta sadaqada oo u shaqeyso dhammaan xaqa iyo wada sinaanshada bina'aadamka. Markey noqoto Iswiidhan Caritas waxey caawisaa dadka gaboobay iyo jiran, talo bixin ka suubisaa arrimaha ku saabsan magangelyo'doonida, ka horetagida dadka la iibiyo (trafficking), caawinaada samafalka iyo wixii la mid ah. Aduunka waxaa caawinaa dadka maasibada ku dhacdo iyo faqrinimada iyo gumeysiga. Anaga waxaa kamid nahay Caritas oo Caalamiga, Caritas oo caalamiga waxey kamid tahay ururada ugu waaweeyn aduunka oo isku keeno 160 ururo qaran oo katoolig ah oo 200 wadamood.

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri