Isbahaysiga difaaca bulshada

Isbahaysiga difaaca bulshada waa urur loo madax bannaanyahay oo arrimaha difaaca oo taxadarka nololmaalmeedka iyo xaaladaha adag uu ku imaankaro nolosha bulshada. Isbahaysiga difaaca wuxuu tababar siiyaa bulshada wadanka sidey uga warhaayaan waxyaabaha halista, wax qabadka iyo mas'uul qaadida.

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri