Guriga bulshada iyo jardiinada

Guriga bulshada iyo jardiinada waa dhaq-dhaqaaq dadweynaha oo xubinta waxeey ka koobantahay 600 ururo oo isku dabo rido Guriga bulshada, jardiinada bulshada iyo xafladaha dhammaan wadanka – dhammaantood waa muhiim iyo waa meelo la jecelyahay iyo dhaqanka xambaarsan. Dhaq-dhaqaaqa dadweynaha waxaa loo kala qeybiyay 7 gobal iyo ururada xubnayaasha ka ah iska leeyahiin 140 shaleemo dhammaan wadanka.

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri