Caawinaada bina’aadamka shaqsiga, IM

IM waa urur iswiidhish oo kaalmo dhaqaalo bixiyo oo u halgamo iyo inuu muujiyo faqrinimada iyo kala soocnimada. IM wuxuu siiyaa dumarka, raga, gabdhaha iyo wiilasha fursad in mushtamaca uga qeyb-qaataan. Markii ey xaliyaan kala fognaanshada luqada iyo dhaqamada, ey suubiyaan goobo la isku la kulmo iyo wada hadal iyo caawinaad isla noolanshada, waxey IM badinee fursadaha shaqsiyada bulshada kale kamid eheen. Warbixin kale oo quseyso meheradaha isdhaxgalka oo IM.

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri