Ururka isbahaysiga ummada kurdida

Ururka isbahaysiga ummada kurdida waa urur ka madax bannaan xisbiyada isyaasada iyo diinta oo urur laga helo dhammaan Iswiidhan baa ka tirsan. Laga mid noqon kara ururka kurdida oo degmada aad ku nooshahay ama degmada u dhaw oo urur noocas laga helo. Siyaasada luqada, siyaasada aqoonsiga shaqsiga iyo siyaasada dhaqanka baa ah waxa wuu ku dhisan yahay meherada ururka.

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri