Meherada oo ururka isbahaystay oo samafalka

Meherada-LP waxaa isku daba rido kaniisada oo la dhaho Pingströrelsen iyo shaqadooda baa waxey tahay in laga hortago iyo la caawiyo isticmaalka makhaadaraadka iyo qamriga, oo taas micnaheeda tahay iney bannaanka ka shaqeeyaan, meheradooyin dhallinyarada u suubiyaan, goobyo la iska la xiriiro suubiyaan iyo guryo daryeel iyo fursado daryeel diinta, daawooyin iyo bulsho ahaan.

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri