Ururka Magan Welfare

Magan Welfare waa urur aan faa'iido raadineyn oo shaqadiisa tahay inuu dimuqradiyada ku faafiyo wadamada aan eheen dimuqraadiga iyo nolosha bina'aadamka qiimo eysan ka laheen. Ururka wuxuu culeys iska saari xaqa dumarka iyo dhallinyarad qaas ahaan da'daalka wada sinaanshada iy midabtakoorida. Ururka Magan Welfare waxaa laga helaa Göteborg.

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri