Parasport Sverige

Ururka Iswiidhishka ee Parasport iyo guddiga Iswiidhishka ee Paralympisk ( Parasport Sverige) waa urur ciyaareed kaasoo iskudubaridaya ciyaaraha dadka ay ku adagtahay dhaqdhaqaaqa, heysta dhaawaca araga iyo dhibaatooyin koriinka ah illaa 18 ciyaaro kala duwan ah. Ururka wuxuu kaloo hogaamiyaa shaqada ah Special Olympics (Ciyaaraha gaarka ah) kaasooo ah diyaar garoow iyo ciyaaro dhaqdhaqaaq oo loogu tala galay dadka heysta caqabadaha koriinka.

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri