RFSL

Ururka isbahaysiga oo dhowro xaqa dadka daboolaha, galmada la suubiyo labada jinsi, dadka jecel labiska jinsiga kale iyo queerka, RFSL, waxey ku leeyahiin ururo dhammaan wadanka oo dhan. RFSL wuxuu ka shaqeeyaa dhowrida xaqa bulshada oo ah daboolaha, galmada la suubiyo labada jinsi iyo dadka jecel labiska jinsiga kale iyo dadka xirto labiska queerka iyo shaqsinimadooda, iney isku xaq lahaan karan, isku fursad iyo waajib oo sida dadka kale camal. RFSL wuxuu xitaa lee yahay urur dhallinyaro, RFSL Ungdom.

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri