RIFFI

Ururka isbahaystay oo caalamiga oo dumarka ajnabiga, RIFFI, waa urur ka kooban 30 urur oo ku yaal dhammaan wadanka. Ururada oo degmooyinka ku yaal waa goobyaal dumarka muhiim u ah dumarka degmooyinkaas ku nool oo la wada shaqeeyaan maamulka degmada iyo ururada waxbarashada sidii loo badiyo isdhexgalka. Ururka wuxuu suubiyaa koorsooyin lagu barto iswiidhishka iyo ingiriska iyo maadooyin kale, tusaale ahaan ka qeyb-qaadashada dimuqraadiga. ​

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri