Rainbow Sweden

Rainbow Sweden waa urur ku dhisan urur madax bannaan o oka shaqeeyo sidii lagu nusqaamin lahaa arrimaha balwada, dambi galida iyo kala soocnimada bulshada. Ururka meheradihiisa waxaa kamid ah daryeelka dadka balwada iyo yareenta muqaadaraadka iyo daryeel balaaran oo baahida shaqsiga loo fiirinaayo.

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri