Ururka isbahaysiga oo shaqalaha samafalka

Ururka isbahaysiga oo shaqalaha samafalka wuxuu ka koobanyahay 85 urur oo shaqadooda tahay iney kormeere ahaadaan, xiriir la lahaadaan dadka aan la wada shaqeyno, wakiil ka ahaadan ururka, qofka lala xiriiro, qoyska lala xiriiro, kaalmeeyaha qoyska, kaalmeeyaha qofka, wakiilka sharciyeysan, maamule, shaqaalaha oo waalidka qaaska iyo booqdo xabsiyada. RFS waxey u shaqqeyaan dadka dhammaan caawinaada u baahan markey noqoto rukun, buukan jiifka iyo maamuluyaasha mas'uulka oo caawinaad uga baahdo shaqaalaha samafal ahaan ku shaqeeyo oo iney caawinaadas noqoto mid taayo sax ah oo la hubo.

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri