Ururka qaranka oo murtida iyo madadaalada

Ururka qaranka oo murtida iyo madadaalada waa dhaq-dhaqaaq dadweeynaha oo waxey iska leeyahaiin riwaayada oo qaranka oo dhan ku wareegto. Xubintooda waxey gaareysaa 40 000, 230 urur oo riwaayadaha, 21 urur oo gobaleed iyo 50 urur oo kale baa kamid ah ururkaan oo dhammaan iswidhaan, oo waxey suubiyaan iyo isku daba rididaan riwaayaadaha.

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri