SIOS

Ururada oo qoleedyada ku nool Iswiidhan oo isla wada shaqeeyo, SIOS, waa urur samafal oo ka madax bannaan siyaasad iyo diin. SIOS wuxuu ka koobanyahay qoleedyooyinka la aqoonsanyahay iyo kuwa aan la aqoonsaneen oo la wada shaqeynaayo quwadaha Iswiidhan oo rabo dhaqamada kala duwan iyo luqadaha badan, oo shaqadeyna waa inaa ka hadalno arrimaha luqadaha, dhaqanka, waxbarashada iyo qoleedyada kala duwan, oo xubinteena ka wada dhaxeeyo.

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri