Ururka isbahaysiga ummadda soomaaliyeed ee Iswiidhan

Ururka isbahaysiga ummadda soomaaliyeed ee Iswiidhan (SRFS) waa urur dimuqraadi ah oo ka madax bannaan xisbiyada iyo diinta. SRFS waxa ugu muhiimsan waa bulshada oo iswiidhish-soomaalida oo ku nool Iswiidhan. Ururka wuxu u shaqeeyaa xaqa ummadda iswidhish-soomaalida dimuqraadiyadooda iyo xaqa bina'aadinimada. SRFS wuxu kale ka shaqeeyaa in ummadda iswidhish-soomaalida ey waajibkood garanaayaa oo ah iney daryeelka wadanka ey ka qeyb-qaataan iyo shaqsiyan ey horumar gaaraan.

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri