Bisha cas oo Iswiidhan

Bisha cas waa ururka ugu weeyn aduunka markey noqoto caawinaada bina'aadamka. Si fudud aad ula soo xiriirikartid Bisha cas oo Iswiidhan baa ah inaa tagtid goolaha la isku la kulmo oo dhammaan wadanka ku yaal. Meelahas waa meheradooy bulshada lagu caawiyo oo waxey leeyahiin makhaayad, caawinaada casharka, tababarida luqada iswiidhishka, waxbarasho iyo koorsooyin. Haddii adiga ku soo dhaawacantay dagal ama lagu soo silciyay waxaa Bisha cas ka heli rug daryeel oo sagal meel bey wadanka uga yaalaan. Bisha cas waxey xitaa ka shaqeysaa iney caawiso dadka dukumenti la'aanta ah sidey u helaan daryeel iyo xaqooda iney helaan.

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri