Hey’adda degmooyinka iyo gobalada Iswiidhan

Hey'adda degmooyinka iyo gobalada Iswiidhan, SKL, waa urur matalo shaqo bixiyaasha dhammaan degmooyinka, gobalada iyo maamulka gobalada caafimaadka oo Iswiidhan. SKL shaqadooda waxaa waaye iney caawiyaa iyo horumariyaan meheradaha xubintooda. Anaga waxaa nahay isku xiriiriye sidaa aqoonta u kala badalo iyo xiriir isku la yeelano. Anaga shaqadeyna waxaa kamid ah inaa talo bixino su'aalaha quseeyo maamulka degmooyin, caafimaadka iyo gobalada.

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri