Guddiga kiristiyaanka oo Iswiidhan

Guddiga kiristiyaanka oo Iswiidhan waxaa isku la kulmo kaniisadaha oo kala ah afartaan qoys; Lutherska Kyrkor, Frikyrkor, Romersk-Katolska Kyrkan iyo Ortodoxa Kyrkor. Waxaa ka wada dhaxeeyo dhaqamada kiristiyaanka oo kala duwan. Guddiga kiristiyaanka oo Iswiidhan waxyaabaha ugu mihiim san uu qabto waxaa kamid ah inuu xiriiriyo kaniisadaha urur kamid ah iyo shaqooyinka ey qabtaan. Waxaa suubina kulamo si aan fikradaha u kala badalankarno, wada xiriir u yeelano iyo dhaq-dhaqaaqyo guud u wada suubino.

Tag bogga Jaaliyado iyo ururu

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri