Sverok

Sverok wuxuu uruurinayaa, horumarinayaa uuna fidinayaa hiwaayada ciyaarta waana ururka dhalinyarada ee ugu weyn Iswiidhan. Sverok waxa ay dhalinyarada bilaabaan oo ay maamulaan ururada ay ayagu leeyihiin. Ciyaarta metelaada,ciyaarta miiska iyo ciyaarta internetka waa qeybo ka mid ah howlahooda. Bogga waxaa laga heli karaa kulamo ciyaaro ee qeybtiisa.

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri