Förening På ingång

Förening På ingång waa ururu dhalinyaro oo xooga saaraya waxa dhacaya iskuulka ka dib, lehna nashaadaad xilli-firaaqeedka looguna tala galay dadka dhalinyarada cusub kuwasoo raba xiriir cusub, asxaab,iyo wadajir. Waxa ugu horreeya oo uu qabto PÅ INGÅNG waa in la kordhiyo fursada in la tijaabiyo waxyaabo cusub, ku hadalka iswiidhishka, barashada bulshada iyo la kulanka saaxiibo cusub oo meela kala duwan ka yimid.

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri