Projektor ideell förening

​Ururku wuxuu maamulaa mashruuc dhalinyaro iyo waxqabad bulsho. Farac gaar ah oo ururka wuxu ka shaqeeyaa arrimaha caalamigaa, nashaadaadkaas waxaa loogu yeeraa Globala Kronoberg. Projektor waxa uu bixiyaa waxaa ka mid ah meelo ay gu tababartaan dadka cusub, howlo iyo kulan si loo hormaryo fikradaha gaarka ah iyo isxilqaanka.

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri