Smålandsidrotten

Ciyaaraha Småland waa magac lagu kulmiyey daladaha ciyaaraha ee Småland iyo Barayaasha ciyaaraha ee SISU. Howsha ururka waa in uu kaalmeeyo daladaha iyo ururadda ee Småland. Waxaan ku dhalineynaa hormarin iyo waxaan siineynaa kaalmo iyo khidmo, oo ay ka mid yihiin su'aalaha khuseeya ciyaaraha carruurta iyo dhalinyarada, ciyaaraha ballaaran iyo caafimaadka, hoggaaminta iyo hey'adaha, su'aalaha qiyyamka iwm. Ka eeg haddad rabto wax bada boggeena internetka

Ciyaaruhu waxey qeyb weyn ka qaataan isdhaxgalka degidda wejiga-hore ee iswiidhishka cusub iyo qaxootiga dhowr fac deggenaa. Dhaqdhaqaaqa ciyaaraha wuxuu hadda sii kordhiyey shaqada ah in uu baro dadka cusub nashaadaadka ururada dhaqdhaqaaqa ciyaaraha. Dalad dhexaadka waxey heshay boos gooni ah iyo hanti gaar ah si ay u kaalmeyso shaqada ururada ciyaaraha.

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri