Växjö Röda Korskrets

Växjö rödakorskrets waxey qabataa nashaadaad bada oo ah taageerid isdhax-galka looguna tala galay dadka cusun ee deggan degmada Växjö. Ayada oo la kaalmeysanyo ku dhowaad 200 qof oo iskood isku xilsaaray ayaan waxaan la gaareynaa kaalmo dadka aan rabno maalin kasta.

  • Isniinaha iyo arbacooyinka waxa la qabtaa cawinaada layliyada iyo tababarka luqada kuwa u baahan in laga kaalmeeyo luqadda iyo leyliyadda.
  • Usbuucii mar waxaa la qabtaa koorsada dabaasha oo dumarka ajnabiga loo qabto.
  • Mentor till Mentor waa nashaad hage ah kasoo u suurta geliya shaqsiyaadka cusub iyo qoysaska hagge iswiidhish ku hadla/ ama qoys hage ah si loo taageero isdhax-galka bulshada ayadoo la siticmaalayo luqadda, dhaqanka, iyo bulsho.
  • Kompis till Kompis waa nashaad hage ah kasoo siinaya dhalinyarada kaligood yimid saaxib ku hadla luqada iswiidhishka si uu u kaalmeeyo isdhax-galka bulshada.
  • Waxaan bixinaa nashaadaad iyo tababar luqadeed looguna tala galay daka qaxootiga ah ee deggan xerro qaxooti.

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri