Åmål

​Åmål waxuu ku taala Dalsland halkaasi uu Vänern uu tagaayo ilaa ku dhawaad bartamaha magaalada, dadka-gäst waxeey uu dhawdahay goobta suuqa. 48 degmo iyo Åmål waxeey isku noqonayaan gobolka Västra Götaland. Åmål waxeey ku taala qeeybta waqooyiga ee dalka, waxeeyna xadka halkaas uga saaran tahay Värmland. Degmada Åmål waxaa la sameeyay 1 janaayo 1971 ayadoo ka soo baxday isku taga magaalada Åmål iyo degmada Tössbo. Åmål waxeey magaalo noqotay isla 1643:dii markii boqorada Kristina 1 abriil saxiixday waraaqda dheefka. Xaafadaha kale ee degmada waa markii la weeyninki laga bilaabo Fengersfors, Tösse-Tydje, Fröskog, Ånimskog, Mo och Edsleskog.

Soo bandhigid

Deegaan

Maamulaha guriyaasha ugu weeyn waa shirkada guriyaasha ee Åmål kommunfastigheter, ÅKAB. Shirkada waxeey soo bandhigeeysaa gruiyaal ku yaalo jawi bartamed iyo jawi baadiyeed.

Liis ee ku qoran yihiin shirkadaha guriyaasha iyo dalaalka waxaad ka heleeysaa bogga degmada.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Degmada Åmål waxaad ka heleeysaa koox-luuqadeedkaan soo socdo: afka alabaaniya, af carabi, afka serbokroshiya, afka finishka, afka fransiiska, af iraan, afka ruushka, af soomali, afka isbaaniya, afka iswiidhishka iyo afka turkiga.

Jaaliyado iyo ururu

Åmål waxaad ka heleeysaa ururka krishtanka ee Åmål, waxaana in dheeraad ah ka akhrisan kartaa bogga kaniisada. Warbixin dheeraad ah oo ku saabsan ururada firfircoon dhamaantood bogga degmada Åmål.

Ururkada-waxbarshada Vuxenskolan
Casharo luuqadeed oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub, biibito-luuqadeed.

Samverket
Biibito leh ciyaarta Bingo, biibito hees, biibito luuqadeed, koox wadajirka degaanka, kor uu akhris, biibito dumareed.

Laanta cas
Goob-kulan, safar hawa qaadasho, hoowlo booqasho, wargeeys arkhin loogu tala galay ardayda-sfi, talobixinta dadka dalka ku cusub (xarirka hey’addaha dowladeed).

Xarunta reerka
Babycafe, xarun furan, iswiidhishka-maalmeedka, koox waalid.

Hela människan RIA
Quraac, biibito-dumareed

Kaniisada babtiska
Kulan niman

Maxaa ka ag dhaw

Bartamaha Åmål waxaa ku yaalo xariirka Åmål oo aad halkaasi kula xariiri karto qasnada ceeymiska, xafiiska shaqada iyo hoowlaha bartamaha shaqada ee degmadeed.

Bartamaha magaalada ee Åmål waxaad ka heleeysaa dukaamo-cunto, dukaamo dhar, maqaayado iyo biibitoyaal. In dheeraad ah oo ku saabsan dukaamada Åmål waxaad ka akhrisan kartaa bogga degmada.

Bartamaha Åmål waxaad ka heleeysaa maktabada-magaalada. Haddii aad dooneeysoo in aad ka gadato alaab grui iyo alaab kale oo gacan labaad ku soo dhawaaw qeeybta suuq galinta si aad uu fiiriso haddii aad ka hesho wac ku anfaco oo sicirkoodu jaban yahay.

Dalyeelka carruurta

Degmada Åmål waxeey soo bandhigeysaa xanaaneeyn waxbarasho, xanaano furan iyo dugsi xanaano. Ka akhriso in dheeraad ah, ka helna habka loo xariiro iskuulada oo dhan bogga degmada.

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Degmada Åmål waxaad ka heleeysaa 4 dugsiyaal hoose oo degmadeed iyo labo dugsi madaxbanaan oo waxbaro ilaa fasalka 6:aad. Waxaan lee nahay dugsi leh fasalada dhexe ee 7-9 iyo dugsi sare oo leh goobo casri ah iyo barnaamijyo badan.

Furadaha waxbarasho

Waxbarashada dadka waa weeyn ee degmada Åmål oo lagu qabto isla goobta dugsi sare ee degmada waxeey soo bandhigeeysaa tageerada diwaangalinta iyo jiheeynta doorashada waxbarashada. Isla goobta ayaa lagu soo bandhiga waxbarashada ee iswiidhishka loogu tala galay ajnabiga. Waxbarashada dadka waa weeyn waxaa lagu soo bandhigaa oo kale ”Högskola på hemmaplan” halkaasi oo aad ku dhigan karta waxbarasho sareeyso oo masaafadeed.

Caafimaadka

Bartamaha Åmål waxaad ka heleeysaa ruggaga caafimaadka Närhälsan Åmål iyo Balderkliniken.

Caawinaad turjubaan

Degmada Åmål waxaan isticmaalnaa gobolka adeegiisa turjumaaneed

Xiriirka gaadiidka

Åmål waxeey ku taala markii la sii raaco Jidka-yurub 45, ku dhawaad 170 kilomitir waqooyiga Göteborg iyo 70 kilomitir koonfur-galebeedka Karlstad. Masaafada ilaa Oslo waa ku dhawaad 180 kilomitir.

Waqtiga-safarka ilaa goobta-duulimaadka (Karlstad) waa ku dhawaad 50 daqiiqo.

Åmål waxeey lee dahay jid-tareen iyo bas oo fiican, ayadoo xariir isgaarsiin oo siican maalin kasto la lee dahay Stockholm iyo Göteborg.

Jidka-gobolka 164 waxuu ka baxaa åmål, waxuuna Åmål iyo bartamaha Iswiidhan ku xiraa xeebta-galbeed (Strömstad).
Åmål waxaa ku yaalo dakad-gudo.

In dheeraad ah ka akhriso isgaarsiinta ka socoto iyo mida ku socoto Åmål bogga degmada.

Shaqo iyo ganacsi

Degmada Åmål waxaad ka heli kartaa talobixin iyo taageero haddii aad dooneeyso in aad furato shirkad gaar ah. La xariir hormariyaha jawiga ganacsiga Åmål adigoo adeegsanaayo bogga degmada.

Bogga degmada waa shaqo dhiibaha ugu weeyn. Masaafad-safareed gudaheed waxaad ka heleeysaa shaqo dhiibe weeyn sidii Opcon, EuromaintAB iyo Spicer nordiska kardan AB.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Bogga 1 ee ka mid ah 2

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Åmål

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

12 295

Cabirla dhulka

481 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

17 mil till Göteborg

7 mil till Karlstad

38 mil till Stockholm

19 mil till Oslo

Bogga internetka degmada​

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri