Bengtsfors

Degmada Bengtsfors waxay inte badana lagu yaqaan waa dabeecadeeda quruxda badan. Degmada waxeey lee dahay shan xaafado; Bengtsfors (bartmaha xafaadooyinka), Billingsfors, Skåpafors, Bäckefors iyo Dale Långed. Degmada Bengtsfors waxeey ku taalaa Dalsland ee uu dhaxeeysoo wabiga Iswiidhan ugu weeyn Vänern iyo Noorwey. Wadada-tareeyka uu dhaxeeyo Göteborg iyo Oslo ayaa dhexmarto qeeybta koonfureed ee degmada. Shaqooyinka badankood waxeey ku jiraan qeeybaha warshadeeynta iyo xanaaneeynta iyo daryeelka iyo waxbarashada.

Soo bandhigid

​​​Deegaan

Bengtsfors waxeey lee dahay shirkad guri oo degmada lee dahay, Bengtsforshus. Halkaas waxaa ku jiro warbixin ku saabsan guriyaasha banaan iyo fursad looga raadsado guri. Degmada sido kale waxaa ku yaalo shirkado guri oo madaxbanaan, warbixin kale waxeey ku jirta bogga degmada.

Bild på folkvimmel på marknad på torg i Bengtsfors 

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Luuqada waqooyiga yurub (afka noorweey, afka danishka, afka finland, afka island). Luuqadaha yurub (af romani, afka jarmal, af taliyaani, afka fransiis, afka isbaayn, afka bortiqis, af serbokroshiya, afka albaaniya, af ruush, afka flamlandska, afka holland, afka belgium, afka booland, afka rumaaniya, afka bulgaariya, af ingriis, afka turkiga). Luuqada kale oo degmada ku matalaan waa: af carabi, af soomaali, af tigrinya, afka uzbekistan, afka kirgistan, afka kuridga, afka iraan, af urdu, af faarisi, af mandarin, afka vietnam, afka thayland, afka krio (kreol ee Sierra leone).

Jaaliyado iyo ururu

Degmada Bengtsfors waxeey lee dahay ururo badan. Halkaan waxaa ka ma mid ah oo jira ururka Kalas xudu l’aa oo ah urur dhaqameed oo leh howl la xariirto fara badnaanshaha dhaqanka. Diiwaankeena urureed waxaa ku jiro warbixin ku saabsan ururo ka jiro degmada Bengtsfors.

Maxaa ka ag dhaw

Billingsfors waxaa ku yaalo Mötesplatsen halkaasi ee dad badan oo ka socdo dhaqamooyin iyo luuqado kala duwan fursad uu helayaan hoowlo ka qeeyb qaatan, amaahdaan kombiyuutar iyo in ee la kulmaan Hey’adda socdaalka.
Sida kale, xafiiska shaqada, maktabada (Bengtsfors, Dals Långed, Bäckefors). Dukaanka gacan labaadka ee Returen waxuu iibiyaa alaab guri iyo in kale, waxuuna ku yaala Karls Gärde ee ka baxsan Dals Långed.

Dalyeelka carruurta

Dugsiga xanaanada xaafad kasto ayuu degmada ugu yaalaa. Sido kale, xarun reereed ayaa ku taalo Bengtsfors oo walidiinta iyo caruurtooda ku soo dhaw yihiin.

Bild på barn som leker i en sandlåda 

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Dugsi hoose fasalka 1-5 waxuu ka jiraa Bengtsfors, Dals Långed iyo Bäckefors. Sido kale Bengtsfors waxaa ku yaalo dugsi dhexe fasalka 6-9 iyo dugsi sare oo leh soo badnhigiisa waxbarashadeed badan tahay. Sido kalena Bengtsfors waxaa ku yaalo dugsi hoose ee gaar oo loogu tala galay caruur leh caqabad jireed ama maskaxeed.

Furadaha waxbarasho

Bengtsfors waxaa jirto fursad lagu dhigan karo dugsiga sare ee dadka waa weeyn. Waxbarashad dadka waa weeyn waxeey lee dahay soo bandhigid weeyn ee xagga waxbarashada, kuwo gaar ah iyo kuwo wadashaeeyn ugu dhaxeeyso jamaacad ama iyo meel kale. Sido waxaad halkaan waxbarasho ku dhigan kartaa iswiidhiska loogu tala galay soo galooytiga. Sido kale Gudaha Dals Långed waxaa ku yaalo jaamacad ee xagaa farsamada gacanta iyo naqshada – HDK Steneby.

Bild på personer som servera bullar på Utvecklingscentrum 

Caafimaadka

Gudaha Bengtsfors waxaa ku taalo rug caafimaad oo leh qeeyb daryeelka hooyooyinka iyo daryeelka caafimaadka caruurta. Sido kale halkaan waxaa joogo dhakhtaro ilko ee badan. Bäckefors waxaa ku yaalo isbitaal leh xarunta heeganka.

Caawinaad turjubaan

Degmada waxeey isticmaasha turjumaano ansaxsan oo ka socdo xarumaha-turjumaanada, kuwo Karlstad iyo kuwa meelaha-galbeedka.

Xiriirka gaadiidka

Waxa ugu sahlan in Bengtsfors looga imaado iyo lagu tago waa bas, Västtrafik ayaa dhexmarto waaxda. Haddii la rabo in tareen la qaato, marka hore waa in la tagaa degmooyinka aan dariska la nahay; Dals-Ed eller Åmål.

Shaqo iyo ganacsi

Bengtsfors waxaa ku yaalo shirkada howlaha jawiga shirkadeed ee Bengtsfors Utvecklings AB, oo kuugu caawin karto in aad bilaawdo shirkad.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Ciwaan shaqoXirfad
BVC - sköterska till Bengtsfors Barnsjuksköterska
Lärare / Handledare i Möbeltapetsering Tapetserare, hantverk
Ekonomi - och administrationschef Ekonomichef
Lärare i matematik till Strömkullegymnasiet Lärare i gymnasiet
Lärare SFI / svenska som andraspråk till Vuxenutbildningen Lärare i gymnasiet
Speciallärare till Bengtsgården Speciallärare
Servicetekniker El , Caverion - Bengtsfors Serviceelektriker, installation
BARNSJUKSKÖTERSKA TILL BARNMOTTAGNING Barnsjuksköterska
Lärare i grundsärskolan till Franserudsskolan Lärare i grundskolan, årskurs 4-6
Elevassistent till Franserudsskolan Elevassistent
Förskollärare till Norra enheten Lärare i förskola/Förskollärare
Barnskötare till Norra enheten Barnskötare
Förskollärare till Norra enheten Lärare i förskola/Förskollärare
BVC - sköterska till långtidsuppdrag Sjuksköterska, barnavårdscentral
BVC SKÖTERSKA / DIABETESSKÖTERSKA TILL VÅRDCENTRAL Barnsjuksköterska, mottagning/vårdcentral
Sjuksköterska Sjuksköterska, medicin och kirurgi
Sjuksköterska Sjuksköterska, medicin och kirurgi
Kostbiträde / kock till Bäckeskolan Bespisningsbiträde/Skolmåltidsbiträde
Sjuksköterska till Vårdcentral i Bengtsfors Distriktssköterska
Förskollärare till Bäckeskolan Lärare i förskoleklass

Bogga 1 ee ka mid ah 3

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Bengtsfors

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

ca 9500

Cabirla dhulka

890 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Karlstad 110 km

Göteborg 170 km

Oslo 180 km

Bogga internetka degmada

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri