Bjurholm

Ku soo dhawaaw Bjurholm – Degmada Iswiidhan ugu yar iyo mida adiga kuugu fiican iyo reerkaada. Bjurholm waa hal ka mid ah todobo degmo oo isla wadashaqeeyo, halkaasi ee Umeå ka tahay degmada ugu weeyn. In guri meeshaan laga helo waa iska sahal. Dad badan oo doorto in ee degaan Bjurholm waxbarasho ee ku jiraan ama waxeey ka shaqeeyaan mid ka mid ah degmooyinka dhaw.

Soo bandhigid

Deegaan

Bjurholm gudaheed, degmada ayaa guriyaasha badankood kireeyso. Degmada waxeey heeysaa ku dhawaad 180 guri. Guri kireeyaasha madaxbanaan waa yar yihiin.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Waa badanahay inteena ku hadasho luuqad dheeraad ah aan iswiidhish aheeyn. 32 jinsiyaad ayaan ku dhanahay Bjurholm. Luuqada-qaxootiga ugu weeyn waa af carabi, af tigrinya iyo af soomaali.

Jaaliyado iyo ururu

Halkaan waxaa ku yaalo dukaamo, maktabad, xafiiska shaqada, dukaanmo gacan-labaad, biibito, goob jimicsi, banki, urur waxbarasho, farmashiye iyo goob dabaal. Sido kale waxaan lee nahay dugsi dabaal oo loogu talo galay dumar iyo caruur. Jiheeynta taabo gelinta asago shan luuqad ah ayuu ka jira meesha. Sido kale waxaa jiro buur-barafeed gudaha Agnäs.

Dalyeelka carruurta

Bjurholm waxeey waqti-sugasho oo gaaban uu lee dahay dugsiga xanaanada si uu canugaada uu helo boos dhaqso.

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Iskuulka-Castor waa dugsiga degmada ee 0-9, waxuuna ku yaala bartamaha Bjurholm asago oo dhow maktbad iyo goob dabaal.

Furadaha waxbarasho

Iswiidhiska soo galooytiga waxuu uu jiraa heerka A ilaa D, waxaana la dhigtaa maalin kasto isliin ilaa jimco 08.30-15.30. Gudaha degmada waxaan ku lee nahay xariir fiican ee dhanka shaqo-toobarida. Waxbarasho intaan ka baxsan waxaa lagu qabtaa meelo kale. Isla guriga lagu wado waxbarashada iswiidhiska soo galooytiga, sfi, waxaa ka heleeysaa qeeybta isku diwaha arimaha qaxootiga ee degmada.

Caafimaadka

Xarunta caafimaadka Bjurholm waxaa joogo dhakhtar iyo dhakhtar ilko. Ka akhriso in kale maamulka gobolka Västerbotten.

Caawinaad turjubaan

Waa jirtaa fursad lagu helo turjumaan markii lala xariiro hey'addaha dowlada. Hada hey'addo badan ayaa hayo warbixin badan oo ku qoran luuqado badan.

Xiriirka gaadiidka

Bjurholm iyo Umeå waxaa uu dhaxeeyso 60 kilomitir, baska waxuu qaataa ku dhawaad hal saac. Tabussen.nu waa bog loogu tala galay gaadiidka dadweeynaha ee Västerbotten. Goobta duulimaadka Umeå waxeey jirtaa ku dhawaad 6,5 maayl. Safarka dulimaadka uu dhaxeeyo Umeå iyo Stockholm waxuu qaataa hal saac.

Shaqo iyo ganacsi

Xafiiska degmada Bjurholm waa shaqo dhiibaha ugu weeyn, qeeybta gaarka ah waxaa ugu weeyn Nyåkers pepparkakor. Dad badan ayaa uu shaqo-tago Umeå. Waxaad fursad uu lee dahay in aad shaqo ka raadsato shaqo-dhiibo joogo gudaha degmada Vännäs iyo Umeå.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Ciwaan shaqoXirfad
Telefonist sökes omgående på deltid till Bjurholm Växeltelefonist
Undersköterska Undersköterska, hemtjänst och äldreboende
Vik Sjuksköterska natt Sjuksköterska, grundutbildad
Servicemedarbetare , Bjurholm Städare/Lokalvårdare
Utredare , Planeringsenheten Handläggare/Utredare, offentlig förvaltning
Biomedicinsk analytiker , Klinisk patologi , Laboratoriemedicin , Umeå Biomedicinsk analytiker
Universitetslektor i sociologi Universitets- och högskolelektor
Barnskötare till förskolan Sandvik Barnskötare
Institutionsadministratör Utbildningsadministratör/Utbildningssekreterare
Lokalvårdare , Umeå Städare/Lokalvårdare
Kranbilsförare Fjärrbilsförare
Verkstadspersonal / Montage Verkstadsmekaniker/Verkstadstekniker
Umeå universitetsbibliotek söker en bibliotekarie till avdelningen Media Bibliotekarie
Medicinsk sekreterare , Ålidhems hälsocentral , Umeå Läkarsekreterare/Vårdadmin/Medicinsk sekreterare
Universitetslektor i infektionsbiologi Universitets- och högskolelektor
NORRLANDS BÄSTA SJUKSKÖTERSKER SÖKES TILL VÅR BEMANNINGSPOOL Sjuksköterska, medicin och kirurgi
SJUKSKÖTERSKOR TILL BEMANNINGSPOOL I UMEÅ SÖKES! Sjuksköterska, grundutbildad
Tekniska Projektledare Civilingenjör, konstruktion, maskin
Säkerhetssäljare till Umeå Hemförsäljare
Sjuksköterska / distriktssköterska (2 st) , Tegs Hälsocentral , Umeå. Sjuksköterska, grundutbildad

Bogga 1 ee ka mid ah 30

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Bjurholm

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

2 419

Cabirla dhulka

1 374 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Umeå 60 km

Vännäs 30 km

Bogga internetka degmada

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri