Borlänge

Borlänge waxeey in dhaafeeyso 50 000 oo qof oo fiican. Halkaan waxaa ku yaalo IKEA iyo carwada weeyn ee Kupolen. Borlänge waa magaalo dhaqan badan oo leh dhaxal heeso weeyn. Waxeey uu dhawdahay dabiicada, waxeeyna lee daahay fursado fiican oo toobarasho iyo toobar caafimaad. Dhamaadka isbuuca bartamaha jawigiisa wuu kacaa oo dhalinyar iyo da' weeyn ba waxaa soo jiito maqaayadaha iyo baararka oo leh hees toos ah.

Soo bandhigid

Deegaan

Borlänge waxaa ku taal shirkad guriyaal kireeyso oo degmada lee dahay, Tunabyggen. Sido kale waxaa jiro shirkado guri madaxbanaan oo badan, waxaana ka heleeysaa bogga degmada.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Dadka luuqadaha ku hadlo degmo ka degmo wee ku duwanan karaan taasi oo keeneeyso sii guurida iyo usoo guurida. Hada koox-luuqadeedka ugu weeyn Borlänge waa af soomaali, afka thayland, af cari iyo af kurmanji. Waxaa kor uu soo kacooyo afka iraan, af turki, afka albaaniya iyo af tigrinya.

Två personer står i park i Borlänge

Jaaliyado iyo ururu

Borlänge waxaa ka jiro ururo badan oo ku jiheeysan wax yaalo kala duwan. Degmada diwaankeeda-ururueed waxaad si gaar ah uga raadin kartaa urur uu haboon waxa aad jeceshay. Bogga degmada ee Ku cusub Iswiidhan, waxaad ka heleysaa warbixin dheerad oo ku saabsan ururada soo galooytiga jiro.

Maxaa ka ag dhaw

Bartamaha Borlänge waxaa ku taalo maktbada Borlänge, xafiiska shaqada, Hey'adda canshuuraha, Qasnada ceeymiska, xarunta jiheeynta iyo dhigida iswiidhiska soo galooytiga, sfi. Xafiiska maamulka bulshada waxuu ku dhexyaal guriga magaalada, Röda vägen 50. Warbixin ku socoto soo guuraha cusub waxaad ka heleeysaa boggeena.

Bild på utsidan av biblioteket i Borlänge

IKEA waa dukaanka carwada alaabta guriga ee ugu weeyn uguna cusub, waxuuna ku yaaala Norra Backa, agagaarka cawada Kupolen. Ta till vara i Åselby waxuu gadaa alaab guri oo la soo isticmaalay.

Dalyeelka carruurta

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Bogga Gysams warxaa ku jirto warbixin fudud oo ku saabsan habka loo doorto dugsiga sare, iyo barnaamijyada nuucyadood iyo dugsiyada ardayda loo soo bandhigi karo.

Furadaha waxbarasho

Caafimaadka

Caawinaad turjubaan

Markasto oo aad xariir la yeelaneeyso hey’addaha, xafiisyada degmada iyo daryeelka waxaad xaq uu lee dahay kaalmo turjumaan hadddii aada ku hadlin ama fahmin iswiidhishka. Taasi waxaa sii balaminaayo qeeybta bulshadeed ee arinta ku saabsan tahay. Warbixin dheeraad waxeey ku jirtaa bogga degmada Borlänge.

Xiriirka gaadiidka

Degmada Borlänge waxaad raaceeysaa basaska Dalatrafik oo bosteejooyin ku leh degmada.

Shaqo iyo ganacsi

Borlänge waxeey lee dahay shaqo-dhiibe weeyn – xafiiska degmada Borlänge, SSAB iyo Hey'adda gaadiidka waa sadax ka mid ah dad badan oo Borlänge degan ka shaqeeyaan. Bogga degmada waxaad ka heleysaa isku-xidh bog ku geeynaayo xafiiska shaqada iyo shaqooyinka ka banaan degmada Borlänge. Haddii aad dooneeyso in aad shirkad furato waxaa warbixin dheeraad taala xafiiska shirkadeeynta ee gudaha degmada.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Bogga 1 ee ka mid ah 31

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Borlänge

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

ca 50 300

Cabirla dhulka

586,7 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Gävle 110 km

Västerås 160 km

Stockholm 220 km

Bogga internetka degmada

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri