Essunga

Degmada waxeey lee dahay in yar oo dhaafsan 5 500 dad. 2 000 waxeey degan yihiin Nossebro, oo ah xaafada degmada ugu weeyn. Degmada waxeey uu shaqeeysaa si soo galooytiga uu helaan fursad ee ku kulmaan iyo isku bartaan ayadoo la qabanaayo howlo kala duwan. Degamada muhiim ee tahay in aada cidlo ku dareemin. Halkaan waxaad kula kulmi kartaa dad ku hadlo afka iraan, af daari, af carabi, af ruush afka thayland iyo kuwo kale. Nala soo xarir si aad hesho warbixin, haddii aad rabto in aad afkaada ku hadasho, haddii aad rabto in aad soo guurto halkaan ama na soo booqato.

Soo bandhigid

​​Miljöbild i Essunga och bild på Nossebro marknad

Deegaan

Bartamaha degmada ee Nossebro waxaa ku yaalo guriyaal la kireeysto. Iskuulada iyo dukaamada masaafad socod lagu tago ee jiraan. Guriyaal la kireeysto waxaa laga heli karaa Essunga Bostäder AB.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Degmadeena waxaa degan dad badan oo ka yimid dalal kale. Halkaan waxaa joogo dad ku hadlo afka hooland, af ingriis , af carabi, af daari, afka iraan, afka thayland, af ruush, afka sheesheeniya, afka booland iyo kuwa kale oo badan.

Jaaliyado iyo ururu

Degmadeena waxeey lee dahay ururo kala duwan oo badan.

Nossebrobadet och fotbollsplan

Maxaa ka ag dhaw

Dukaamamo ku yaalo Nossebro – Dukaamo cunto (Hemköpi, ICA, Ericssons chark), foorno iyo kafeteeriyo, maqaayado, dukaamo-dhar, dukaan-kabo, dukaan qamar iyo nacnac, dukaan yar, dukaamo gacan labaad ee dhar iyo alaab guri, dukaan elegtroni, dukaanka adeega telefishinka, maxadad shidaal oo leh adeeg baabur, dukaan ubax, dukaanka maadooyinka kiimikada, dukaanka dharka caruurta, baalbiyeeri, banki, Systembolag, Nossebro energi (shirkada-korantada) iyo farmashiye.

Xafiiska shaqada iyo xafiiska qasnada ceeymiska matalahooda waxeey imaadaan Nossebro, markii la balansado si ee uula kulmaan soo galooytiga cusub oo ka qeeyb qaadanaayo barnaamijka taabo galinta ee xafiiska shaqada.

Iskuulka 1-9 waxaa ku dhagan maktabad dadka dhan loogu tala galay. Halkaan waxaa ka jirto fursad lagu amaahdo bugaag ku woran luuqado kala duwan.

Dalyeelka carruurta

Halkaan waxaa ku yaalo dugsi xanaano iyo dugsi xanaano ee maalmeed oo loogu tala galay caruurta 1-5 jir ah iyo guriga xiliga firaaqada loogu tala galay caruurta uu baahan kormeer iskuulka ka hor iyo kadib markii ee hooyadu iyo aabaha ee mashquulsan yihiin. Halkaana waxaa ka jiro goob xili firaaqeed oo loogu tala galay caruurta xooga weeyn oo habeenkii furan.

Elever på Nossebro skola och bild på en lekpark

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Nossebro waxuu lee yaay iskuul loogu tala galay fasalka 1 ilaa 9. Degmada waxeey heshay toojignaan badan iskuulada horumar gaaray. Ardayda dugsiyada sare waxeey tagaan Trollhätaan, Vara ama Vårgårda.

Furadaha waxbarasho

Dadka waa weeyn waxeey dhigan karaan barashada iswiidhiska soo galooytiga, waxbarashada dadka weeyn ee heerka hoose ama sare gudaha Nossebro. Halkaan waxaa laga isticmaali karaa kombiyutaro gacanta lagu qaadi karo iyo qalab-caawinaad oo kala duwan markii lagu jiro xiisada. Halkaan waxaa ku yaalo qol-kombiyuutareed oo laga dhigan karo koorsooyin kombiyuutaro oo kala duwan. Koorsooyin qaarkood waxaa la dhigan karaa ayadoo laga akhrisanaayo masaafad, kombiyuutarka laga dhiganaayo. Mashruuca jaamiciyaahsa ajnabiga waxuu ka socdaa Jaamaca Väst ee Trollhättan, halkaasi ee maalin kasto dad badan ee tagaan.

Caafimaadka

Nossebro waxaa ku taalo rug caafimaad, farmashiye, rugta caafimaadka hooyoyinka iyo daryeelka ilkaha oo joogaa dhakhtar, kalkaaliso bukaan, umuliso iyo in kale. Rugta caafimaadka waxaa ku ag dhagan degaanka-waayeelada.

Caawinaad turjubaan

Xarunta-bilaabadka waxaa ka shaqeeyo xoghaye-qaxooti oo qaxootiga ku cusub meesha ka caawinaayo jiheeyn gudaha degmadooda cusub. Halkaan waxaa la imaan karaa si loo elo tageero iyo talo markii loo baahdo. Markii aad ku cusub tahay anaga ayaa ku caawineeyno. Lambarka telefoonka waa 0512- 571 66.

Xiriirka gaadiidka

Nossbro waxeey ku 2 maayl uu jirtaa Vara, 4 maaylna Trollhättan, 8 maaylna uu jirtaa Göteborg. Bas ayaa halkaas ku tagi kartaa. Waqtigyada baska baxo waxeey ku jiraan bogga Västtrafik.

Shaqo iyo ganacsi

Degmada waxaa ku yaalo shirkado badan. Shaqo dhiibaha weeyn waxaa ka mid ah Dahrentråd ee gudaha Jonslund, Componenta gudaha Främmestad iyo Ginza ee gudaha Fåglum. Ka akhriso in kale oo ku saabsan nolosha ganacsiga ee degmada.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Ciwaan shaqoXirfad
Mekaniker / Elmekaniker Maskinmekaniker, industri/varvsindustri
Rekryteringsträff - Personlig assistent till Stora Mellby Personlig assistent
Barnvakt i Nossebro Barnflicka/Barnvakt
Biståndshandläggare till äldre - och personer med funktionsnedsättningar. Biståndsbedömare/Biståndshandläggare
CNC - operatörer CNC-operatör/FMS-operatör
Tandläkare , Nossebro Tandläkare
Internationell säljare Utesäljare
Maskinoperatör Maskinoperatör, ytbehandling
Chef till äldreomsorgen Äldreomsorgschef
Pizzabagare till Nossebro Pizzabagare
Arbetsterapeut Arbetsterapeut
Förskolechef Essunga kommun Förskolechef
Extrajobb , Personlig assistent till kvinna i Sollebrunn Personlig assistent
Socialsekreterare - Barn och Familjeenheten Socialsekreterare
Stödassistenter sökes till Nossebro och Essunga Vårdare/Arbetshandledare/Boendestödjare
Svenska kyrkan Essunga pastorat söker: Präst 100% Präst, annat trossamfund
Kantor 75% - Svenska kyrkan Essunga pastorat Kantor
Servitör / Servitris Servitör/Servitris
Lärare åk 7 - 9 Sp / Eng Lärare i grundskolan, årskurs 7-9
Chef Fastighetsservice Lidköping Driftchef, fastighet

Bogga 1 ee ka mid ah 9

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Essunga

​​​​​​​​​​Xaqiiqooyinka degmada

​​​​​​Tirada dadka

​55​​01

Cabirla dhulka

​​​​​​​235km​​​​​​​2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

​Vara 20 ​​min​

Trollhättan ​​30 min

​​Göteborg ​​60 min

​​Lidköping 60 min​​ 

​​​Bogga internetka degmada

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri