Forshaga

Ku soo dhawaaw degmada caruurta ee gudaha Värmland! Degmada Forshaga waxaa degan 11 300 oo qof oo qiimeeynaa micanaha nolosha ee fudud. Waxaan ku nabad qabnaa Deje, Forshaga iyo Olsäter, sido kalena waxaan si fiican uga nolnahay dabiicada värmland ee baadiyaha. Dhawanaanshaha waxeey noo keeyneeysaa fursado. Jawiga magaalada ama xasiloonida dabiicada? Halkaan labada nuuc ee bey'adeed waa heeynaa.

Soo bandhigid

Familj har picknick på filt i park 

Deegaan

Guri maa ka raadineeysoo Forshaga? Shirkadeena guriyeed ee degmadeed FABO waxeey kireeysaa guriyaal fiican. Boggena internetka waxaan ku soo koobnay warbixin ku saabsan goobaheena-degaamo, waxaana halkaas ku jiro oo kale liiska kireeyaasha guriyada.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Degmada waxaa looga hadla ugu yaraan tobadanaan luuqado, waxaa ka mid ah carabi, afka iraan, afka burmo, tigrinya iyo af soomaali.

Jaaliyado iyo ururu

Degmada Forsahaga waxeey taajir ka tahay jawiga urureed ayadoo leh in ka badan 100 urur oo ka howl galo isboortiga, dhaqamada iyo in kale. Badankoodna waxeey lee yihiin hoowlo caruured iyo dhalinyaro. Diiwaanka-ururada waxaad ka raadin kartaa urur gaar ah, waxaana ka heli kartaa oo kale warbixin ku saabsan ururada oo ka howl galo meelo gaar ah.

Torg och uteservering i solljus

Maxaa ka ag dhaw

Halkaan waxaa ku taalo labo maktabad (Forshaga iyo Deje), Guriga-Dhaqanka, Guriga dadweeynaha, xafiiska bulshada, goobta xilliga firaaqada, goobta isboortiga, goota jimicsiga, goobta barafeedka, janiinada ciyaarta alwaax raacida, buur barafeed, jid leh iftiin , goobo dabaal iyo xarunta dib isticmaalida.

Sido kale halkaan waxeey lee dahay qaabilaad-qaxooti, xarunta reerka, xafiiska shaqada, Kupan ee lee dahay laanta cas (goob-kulan, jiheeyaal-qaxooti iyo dukaamo gacan labaad gado), kaniisado, dukaamo raashin, banki, biibito, timo-jarayaal iyo boosteejo-bensin iyo in kale. IKEA, xarunta iibka iyo dukaamada gacan labaadka (Gengåvan, Myrorna, Solareturen). Waxeey ku yaaliin Karlstad.

Vuxen läser bok för två barn i biblioteket

Dalyeelka carruurta

Dugsiyaal xanaano, guriga maalmeedka reereed iyo guriga xilliga firaaqada waxeey ku yaalo meelo kala duwan ee ka tirsan degmada, waxaana la soo bandhigaa laga bilaabo maalinta uu canuga gaaro hal sano haddii aad shaqeeyso aa tahay shaqo dhiibe ama shaqeeyneeyso. Xarunta-reerka waxeey lee dahay oo kale xanaanad furan iyo biibito-caruur.

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Forshaga waxeey lee dahay shan dugsiyaal hoose ee degmadeed, halkaasi ee labo ka mid ah yihiin dugsiyaal leh fasalada dhexe. Adiga oo waalid ah si wadajir ah adiga iyo canuugada waxaad xaq uu lee dihiin in aad doorataan dugsi hoose oo aad adiga uu aragto in uu haboonyahay danta canugaada.

Forshaga kuma yaalo dugsi sare oo ee degmada kala wado. Waxaa ku yaalo dugsi sare oo madaxbannan, ForshagaAkademin oo leh afar jiho oo waxbarasho. Ardayda dugsi sare ee degmada badankooda waxeey tagaan dugsiyaal sare oo kala duwan kuwadana yaalo Värmland.

Utsidan av skolbyggnad

Furadaha waxbarasho

Waxbarshada dadka waa weeyn ee degmadeed ee gudaha Forshaga waxaad ka akhrisan kartaa waxbarsho heer hoose iyo dugsi sare iyo waxbarsho shaqo iyo waxbarshada iswiidhiska loogu tala gala ya ajnabiga (sfi).

Waxbarshada sare ee shaqadeed (YH) waa hab waxbarsho ee ku xigo heer dugsi sare. Akhris iyo shaqeeyn ayaa la isku dhex wadaa, waxbarashadana waxeey lee dahay jiheeyn shaqo dhanka dimirka-bulshadeed. Sido kalena agagaarka waxaa ku taalo jaamacad, jaamacada Karlstad.

Caafimaadka

Degmada waxaa ku taalo rug caafimaad, rugta caafimadka caruurta iyo hooyoyinka, daryeelka ilkaha ee dad weeynaha iyo farmashiye. Daryeelka waxaa lagala xariir 1177-jiheeynta daryeelka.

Caawinaad turjubaan

Caawinaad-turjumaan waxaad ka heli kartaa ayadoo la adeegsanaayo xafiiska-turjumaanada Karlstad. Halkaas waxaa ka diiwaangalsan  205 turjumaan oo kuligood wada yaqaano 135 luuqad.

Xiriirka gaadiidka

Gaadiidka-Värmland waxuu degmada ka wadaa basas badan. Haddii aad meelo kala duwan usii baxeeyso waxaa jiro fursado fiican ee baseed iyo tareen ama dulimaad ka baxaayo Goobta-duulimaadka Karlstad.

Shaqo iyo ganacsi

Degmada waxeey lee dahay shirkado badan oo yar iyo kuwo dhexdhexaad ah oo ka wada hoowl galo la'amo badan. In badan oo ka mid ah waxeey ku wada jiraan farsamada-ilkaha iyo daryeelka iyo baxnaaninta dhalinyarada. Degmada Forshaga waa shaqo dhiibaha ugu weeyn, shirkada madaxbanaan ee ugu weeyna waa shirkada Stora Enso. Dad badan oo degan Forshaga waxeey ka shaqeeyaan degmooyinka hareero gaar ahaan Karlstad. Warbixin dheeraad ah oo ku saabsan jawiga ganacsiga iyo shaqooyinka gobolka Värmland oo dhan waxaad ka heli kartaa Regionfakta.com.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Ciwaan shaqoXirfad
Erfarna sjuksköterskor till Forshaga Sjuksköterska, äldreomsorg och -vård/geriatrik
Är du vår nästa säljare? Utesäljare
Ungdomscoach inom kommunalt aktivitetsansvar Studiekonsulent
Lärare till SFI SFI-lärare
Byggingenjör Byggnadsingenjör
Beläggningsförare till Stora Enso Forshaga Truckförare
Hjullastareförare på återvinningscentral Lastmaskinförare
Vårdadministratör , vårdcentralen Forshaga Läkarsekreterare/Vårdadmin/Medicinsk sekreterare
Lärare till SFI SFI-lärare
Medicinskt ansvarig sjuksköterska , MAS MAS, medicinskt ansvarig sjuksköterska
Klarälvdalens samordningsförbund söker projektmedarbetare till REBUS Behandlingsassistent/Socialpedagog
Rektor till SiS ungdomshem Klarälvsgården Rektor
Elektriker till Va - verksamheten Serviceelektriker, installation
Distriktsläkare , vårdcentralen Forshaga Specialistläkare
Ekonomichef för kunds räkning Ekonomichef
Produktionsmedarbetare hos Aurena Laboratories heltid v.34–49 Montör, gummi- och plastprodukter
Busschaufför Bussförare/Busschaufför
Processingenjör till Nordic Paper i Bäckhammar Driftingenjör, maskin
Redovisningsekonom Redovisningsekonom
Nordic Paper i Bäckhammar söker en produktionsplanerare Produktionsingenjör, elektronik

Bogga 1 ee ka mid ah 25

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Forshaga

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

ca 11 300

Cabirla dhulka

350 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Karlstad 20 km

Göteborg 250 km

Oslo 250 km

Stockholm 300 km

Bogga internetka degmada

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri