Gällivare

Gällivare waxeey jirtaa 10 maayl dhanka waqooyiga wareega cirifka. Degmada waxaa dagan in dhafeeyso 18 000 oo qof ayadoo meesha dhawaanaansho uu leh shaqo, adeegyada iyo dabiicada. Halkaan waxaa ku yaalo isbitaal, xaneeyn caruur si fiican uu dhisan, dugsiyaal fiican, ururo badan iyo soo bandhigid dhaqamed oo kala duwan. Ganacsiga kala duwan markii laga tago, macdan soo saarka ayaa ilaa tobanaan sano ah waa dhaq-dhaqaaqa ganacsi e koobaad. Halkaan waxaa ka socdo badaladi-bulshadeed ee ugu weeyn dalka. Guriyaal cusub oo gaaraayo weeyninkooda 250 000 mitirka labajibaaran, hoowlo degmo iyo meelo ganacsi ayaa la dhisi doonaa 20 sano ee soo socdo.

Soo bandhigid

Vy över skog och sjö i GällivareDeegaan

Gällivare waxaa ka jirto guri la'aan badan. Shirkadahaan guriyeed ee socdo ayaa jiro: Topbostäder, HSB, Riksbyggen, Hemåt fastigheter, LKAB fastigheter och Focusfastigheter. Markii aad hesho sharciga daganaanshaha ee rasmiga, isla markaba ka istaag safka guriyada ee shirkadaha.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Gällivare waxaa looga hadlaa iswiidhish, afka samiga, afka tornedal-finishka iyo afka finishka. In ka mid ah luuqadaha ugu weeyn ee ku hadlaan dadka goor dhow soo dagay waa af dari, afka iraan, af soomaali, af tigrinya, af amxaari, af ingriis, af ruush iyo afka thayland.

Flicka sätter en midsommarkrans på sitt huvud

Jaaliyado iyo ururu

Gällivare waxeey taajir ka tahay ururada oo leh soo bandhig weeyn dhanka howlaha dibada, tusaale ahan ururada isboortiga, heesaha, tiyaatarka, farshaxanka, ciyaaraha, dhaqanka iyo siyaasada. Kaniisadooyin badan ayaa ku yaalo Gällivare; kaniisada Iswiidhan, goobta dimeedka ee Västleastadianska iyo kaniisada bings, ururka dimeedka ee injiiliga, shuhuud yaho, kaniisada fidinta iyo kaniisada Nytt Liv. Ururka muslimeed ee ugu dhow waxuu ku yaalaa Luleå.

In urur laga firfircoonaado waa mid faraxad-galin leh, waxaana baraneeysaa dad aad isku hami lee dihiin. Ururo badan ayaa hayo hoowlo loogu tala galay caruur iyo dhalinyaro. Haddii aad dooneeyso in lagaa caawiyo helida ururka ama kaniisada adiga kuu haboon talefoon kala xariir isku xidhaha isdhexgalka ama boostada-elegtrooniga uu dir integration@gallivare.se.

Vy över Gällivare vintermarknad

Maxaa ka ag dhaw

Bartamaha Gällivare waxaa ku yaalo dukaamo, hey’adda socdalka, qasnada ceeymiska, xafiiska shaqada, xafiiska canshuuraha, goobta-dabaasha iyo maktabad. Dukaamana waxeey ku yaaliin 1 kilomitir dhanka waqooyiga ee Gällivare (ICA, COOP iyo kuwo kale), basas waxeey ka baxaan bartamaha Gällivare.

Människor sitter och dricker kaffe vid bord

Dalyeelka carruurta

Gällivare waa lee dahay xanaaneeyn caruur. Canugaada waxaad uu dalbi kartaa howl xanaaneeyn haddii aad shaqeeyso, waxbarato, fasaxa waalidka ku jirto ama aad tahay qof shaqo sii firfircoon le huu raadinaayo. Warbixin dheeraad ah oo ku saabsan dugsiyada xanaanada iyo habka loo dalbado waxeey ku jirtaa bogga degmada. Haddii aad dooneeyso in laga caawiyo codsiga booska xanaanada, la xariir isku xidhaha isdhexgalka ama boostada-elegtrooniga uu dir integration@gallivare.se.

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Gällivare waxaa ku taalo dugsiyaalo hoose oo badan oo looguna tala galay fasalka 1-9aad. Dugsiga sare waxuu xooga saaraa farsmada casriga, ardayda iyo macalimiinta dhamaantod waxeey heleyaan kombiyuutaro gaar ah oo loo isticmaali karo shaqo-iskuuleed. Sido kale ardayda dhamaantood waxeey fursad uu lee yihiin in ee akhriyaan koorsooyinka la iskaga rabo haboonaanshaha-jaamacada.

Furadaha waxbarasho

Dugsiga waxbarashada dadka waa weeyn, waxbarashada iswiidhiska ee loogu tala galay ajnabiga, jaamacada-dhaw iyo waxbarashada bulshada ee loogu tala galay ajnabiga cusub waxaa laga helaa Malmberget, ku dhawaad 5 kilomitir waqooyiga Gällivare.

Caafimaadka

Gällivare waxaa laga helaa isbitaal, rugta caafimaadka, daryeelka hooyoyinka, qaabilaada dhalinyarada, rugta caafimaadka caruurta, qaabilaada degdega iyo daryeelka ilkaha.

Xiriirka gaadiidka

Gällivare waxaa ka shaqeeyo diyaarado, tareen iyo basas. Safarka diyaarada ee ku socdo Stockholm waxaa lagu xisaabaa 2 saacadood iyo 30 daqiiqo. Tareenka ku socdo Luleå 2 saac iyo 30 daqiiqo, tareenka uu socdana Kiruna 1 saac. Waxaa jiro basas xili kala duwan baxo oo uu dhaxeeyo Gällivare iyo Malmberget.

Flygplan utanför hangar

Shaqo iyo ganacsi

Shaqo dhiibe weeyn Gällivare waxaa ka ah xafiiska degmada Gällivare, LKAB, Boliden iyo maamulka gobolka caafimadka ee Norrbotten. Gällivare waxeey lee dahay shirkado yar oo badan, kana howl galo farsamada, godadka macdanta lago soo saaro iyo adeegyada.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Ciwaan shaqoXirfad
Kock till Stora Sjöfallet , Gällivare Kock, à la carte
Kvalitetsledare Kvalitetssamordnare
Mättekniker Gällivare / Kiruna / Jokkmokk Mättekniker, fysik
Utesäljare för blommor Butikssäljare/Medarbetare, dagligvaror
Sjuksköterskor sökes till Gällivare Sjuksköterska, grundutbildad
Servicetekniker Servicetekniker, maskin
Pizzabagare Pizzeria Dylan AB Pizzabagare
Säljare med Logistikansvar Vikariat 75% , Gällivare Butikssäljare, fackhandel
Säljare Tillfällig Anställning 50% , Gällivare Butikssäljare, fackhandel
Personlig assistent Personlig assistent
Automationselektriker Automationselektriker
Personlig assistent till 23 årig tjej Personlig assistent
Personlig assistent till 23 årig ung tjej Personlig assistent
Söker kvinnlig assistent till 23 - årig aktiv tjej Personlig assistent
Förskollärare till Tallbackaskolan Lärare i förskoleklass
Resurspedagoger till Tallbackaskolan Lärare i grundskolan, årskurs 1-3
Musiklärare till Tallbackaskolan Lärare i grundskolan, årskurs 4-6
Undersköterska till hemtjänsten Nära Undersköterska, hemtjänst och äldreboende
Väktare till Gällivare Väktare
Fysioterapeut / sjukgymnast till Länsenheten särskilt stöd / funktionshinder Fysioterapeut/Sjukgymnast

Bogga 1 ee ka mid ah 6

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Gällivare

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

ca 18 300

Cabirla dhulka

16 000 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Kiruna 100 km

Luleå 250 km

Stockholm 1200 km

Bogga internetka degmada

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri