Grums

Grums waa degmada ku ag taalo wabiga Vänern ee dhexbartanka Värmland. Halkaan waxaa dagan ku dhawaad 9 000 oof qof gudaha ama hareeraha Grums, Borgvik, Värmskog, Slottsbron, Segmon iyo Liljedal.

Soo bandhigid

Två personer tar en promenad i Grums

Deegaan

Degmada waxaa ku yaalo nuuc kasto oo degameed. Shirkada guriyaasha ee degmadeed waxaa la dhahaa Grums Hyrebostäder AB. Boggena ayaad ka akhrisan kartaa In kale oo ku saabsan uu gurida Grums.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Afka finland, afka thayland, af carabi, afka iraan, af isbaaniyool, af soomaali iyo af romani.

Maxaa ka ag dhaw

Halkaan waxaa ku yaalo xafiiska dadweeynaha, maktabad, dukaamo cunto, xafiiska shaqada, farmashiye, ruggag caafimaad iyo daryeelka lkaha. Sido kale halkaan waxaa ku yaalo kaniisado, bankiyaal, goobo isboorti, goobta dabaasha/goobta isboortiga, xarunta-dib uu habeeynta, buur-barafeed iyo goob-baraf iyo in kale oo badan. Degmada dariska ee Karlstad waxaa ku yaalo IKEA iyo dukaanka gacan-labaadka Gengåvan ee Myrorna.

Pojke i sambassäng

Dalyeelka carruurta

Dugsiga xanaanada iyo guriga xilliga firaaqada waxuu degmada uga yaalaa qeeybo kala duwan. Växtriket ee gudaha Grums waxeey lee dahay kooxax-waalid, dugsi xanaanad oo furan iyo biibito-caruur iyo in kale.

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Dugsiyaasha hoose ee degmadeed waxeey ku yaalin Grums (0-3), (4-9), Slottsbron (0-3) iyo Skruvstad (0-3). Dugsiyada madaxabanaan waxeey ku yaalin Borgvik (0-6) iyo Värmskog (0-6). Dugsiyada sare waxeey ku yaalin degmada Karlstad.

Furadaha waxbarasho

Gudaha ama agagaarka Grums waxaad ka dhigan kartaa sfi, dugsiga dadka waa weeyn iyo midka gaarka, jaamacada xirfadaha shaqada iyo Jaamacada Karlstad.

Man lyssnar på musik och läser tidning

Caafimaadka

Halkaan waxaa ku taalo rugta caafimaadka Grums (maamulka gobolka Värmland) oo leh xarun daryeelka hooyoyinka iyo xarunta daryeelka caruurta, MVC/BVC. Sido kale halkaan waxaa ku taalo rugta caafimaadka ku cusub Grums ee Legevisitten, Daryeelka ilkaha dad weeynaha iyo qaabilaad dhakhtar ilko oo madaxbanaan.

Caawinaad turjubaan

Markii aad hey'add dowladeed la xariireeysto, degmo iyo daryeelka bukaanka waxaad xaq uu lee dahay caawinaad turjumaan haddii aada ku hadlin ama fahmeeyn iswiidhish. Ka akhriso in dheeraad Xarunta-turjumaanada ee gudaha Karlstad.

Xiriirka gaadiidka

Halkaan waxaa ku wado taalo boosteejo tareemeed iyo mid bas oo aad ka raci karto SJ (tareen), Värmlandstrafik (baska-gobolka), Swebus, Karlstadsbuss (baska magaalada Karlstad). Karlstad waxaa ku si taalo Goobta-Duulimaadka Karlstad.

Shaqo iyo ganacsi

Degmada gudaheed ama meel masaafad uu jirto, waxaa wado joogo shaqo dhiibe yar iyo weeyn. Tusaale ahaan BillerudKorsnäs Gruvöns bruk, xafiiska degmada Grums, Stora Enso, Maamulka caafimadka ee gobolka Värmland, Maamulka gobolka Värmland, Degmada Karlstad, Jaamacada Karlstad, Värmlandstrafik, Karlstadsbuss, Lilleruds lantbruksskola, Moelven, Löfbergs Lila, IKEA iyo suuqa Bergsviks.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Bogga 1 ee ka mid ah 25

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Grums

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

ca 9000

Cabirla dhulka

386 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Karlstad 25 km

Oslo 205 km

Göteborg 220 km

Stockholm 330 km

Bogga internetka degmada

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri