Gullspång

Gullspång waa degmada yar oo uu ku taalo inta uu dhaxeeyso labado wabiyaasha Vänern iyo Vättern ee Iswiidhan ugu weeyn. Ayadoo leh dad kor yar dhaafaayo 5 200, Gullspång waa degmad fiican oo raaxo leh. Xaafadaha ugu weeyn ee degmada waa Hova iyo Gullspång.

Soo bandhigid

Deegaan

Degmada waxaa ku yaalo guriyaal la kireeysto oo bartamaha ku yaalo. Guriyaal la kireeysto oo banaan waxaa laga heli karaa Gullspångsbostäder AB.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Afka iraan/dari, af faarisi, af bashto, af tigrinya, af tigre, af lingala, af swahili, af fransiis, af ingriis, af carabi, af soomaali.

Jaaliyado iyo ururu

Degmada Gullspång waxaa ku taalo kaniisada Iswiidhan, kaniisada bingist iyo kaniisada faafinta.

Maxaa ka ag dhaw

Bildcollage

Waxaa inta ku yaalo waxaa ka mid ah dukaamo, maktabad, maqaayado, kafeteeriyo, goob jimicsi iyo farmashiye. Gullspång waxaa ku yaalo xafiis bulsho oo leh isku xidhaha-qaxootiga iyo kalkaaliye, warbixinta xariirka ka fiiri warbixinta ku jirto bogga degmada. Degmada waxaa ku taalo degaan loogu tala galay da’yarta kaligood timid, warbixin kale ka fiiri bogga degmada. Degmada Gullspångs qofka waligiis uma fogo dabasha, halkaan waxaa ku yaalo Bartfoten gudaha Otterbäcken, Skagersviksbadet gudaha iyo goobta dabaasha Otterbergets bad ee gudaha Hova.

Dalyeelka carruurta

Degmada Gullspång waxaa ku taalo dugsiyaal xanaano ee gudaha bulshadooyinka Otterbäcken, Hova iyo Gullspång. Warbixin dheer ah ka fiirso bogga degamada.

Lekplats i Hova

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Gullspång waxaa ku yaalo iskuul loogu tala galay fasalada 0 – 9, Hova gudaheedna fasalka 0 – 6. Dugsi sare waxaa ku yaalaa Mariestad. Warbixin dheer ah ka fiirso bogga degamada.

Förskoleklass på utflykt i natuen

Furadaha waxbarasho

Gudaha bulshada Otterväcken waxaa ku taalo xarunta waxbarashada SFI iyo xarunta waxbarashada ee barashada bulshada. Jaamacad waxeey ku taalaa Karlstad, Skövde iyo Örebro. Warbixin dheer ah ka fiirso bogga degamada.

Caafimaadka

Xaafadaha Gullspång iyo Hova waxaa ku taalo labo rug caafimad iyo daryeelka ilkaha.

Caawinaad turjubaan

Degmada Gullsång waxeey balansataa markii loo baahdo xafiiska turjumaanka ee Mariestad.

Xiriirka gaadiidka

Xariir baseed oo la lee yahay Västrafik ayaa halkaan ka jiro. Sido kalena Hova xariir tareeneed ee Västtrafik ku xiran ayaa ka jiro.

Shaqo iyo ganacsi

Shaqo dhiibaha ugu weeyn degmada waa xafiiska degmada Gullspång. Howlaheena gudaheed waa gaar ahaan kuwo iskuulka iyo xanaaneeynta waayeelka, waxaa loo baahan yahay badana shaqaale ku meel gaar ah ee mudo gaaban iyo mudo dheer. Sido kale halkaan waxaa ka jiro warshado-sameeyn iyo shirkadooyin yar oo qandaraas.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Ciwaan shaqoXirfad
Kurator / Psykiatrisköterska Kurator
Sveriges viktigaste vikarier Lärare i grundskolan, årskurs 1-3
Bilfinger söker Gruppchef i västra Värmland , Bofors , Gullspång Gruppchef, teknik
Löneadministratör till Gullspång Löneadministratör
Kvalitets - och Miljöansvarig till Zinkano i Hova Kvalitetsingenjör/-tekniker, metallurgi
Löneadministratör till Gullspång Löneadministratör
Timvikarie inom vuxenutbildningen Lärare i grundskolan, årskurs 7-9
Löneadministratör Löneadministratör
Vaktmästare till fastighetsavdelningen i Gullspång Fastighetsskötare/Fastighetsarbetare
Maskinoperatör Plastmaskinoperatör
Behandlingsassistent Timvikarie Behandlingsassistent/Socialpedagog
Vikarierande skoladministratör Skolassistent
Förskollärare Lärare i förskola/Förskollärare
Specialpedagog / speciallärare på Gullstensskolan f - 6 samt särskola Specialpedagog
Fysioterapeut / Sjukgymnast Fysioterapeut/Sjukgymnast
Elektriker till Veolia Industrielektriker
Enheten mot hedersrelaterat våld söker administratör Administrativ assistent
Centric söker sjuksköterska till Skövde! Sjuksköterska, grundutbildad
Långt uppdrag för anestesisjuksköterska i Skövde Anestesisjuksköterska
Skoladministratör 100% Studieadministratör

Bogga 1 ee ka mid ah 32

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Gullspång

Xaqiiqooyinka degmada

Folkmängd

5 204

Cabirla dhulka

313 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Göteborg 2,5 timmar

Stockholm 4 timmar

Örebro 60 min

Mariestad 30 min

Kristinehamn 30 min

Bogga internetka degmada

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri