Heby

Meel uu dhaw Stockholm, Uppsala, Västerås, Arlanda oo leh fursad fiicna oo tareeynka lagu raaco laakin isla markaana leh amaan iyo xasilaanid. Sido kale Degmada Heby waxeey lee dahay dhul duur ah, baadiyo farxad leh, webi shanqad leh, qoorri dheer, jirdiinka dadweeynaha gudaha xuduuda degmada, bulshado badan oo firfircooni leh iyo waxeey taajir ka tahay dhanka ururada.

Soo bandhigid

Degmada Heby waxeey isku suuq galisaa in ee tahay degmada-fardaha iyo isbuuca-xaflada ee dhexbartanka xilliga xagaaga www.heby.se/festiheby.

Deegaan

Uu guur Heby.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Af kurdi, af carabi, afka faariiga, afka dari iyo afka kirundi.

Maxaa ka ag dhaw

Xafiiska dadweeynaha waxuu ku yaala Heby iyo Östervåla. Maktabdna gudaha Heby, Morgongåva, Vittinge, Tärnsjö iyo Östervåla. Xafiifka adeega bulshada waxuu ku yaalaa Heby. Xafiska Shaqada waxuu ku yaala Heby. Xafiiska canshuraha waxuu ki yaala Uppsala. Jiheeynta-qaxootiga ku ma taalo degmada Heby laakin xaafiska qaabilaada qaxootiga waxuu yaqaaniin af kurdi, af carabi iyo af faarisi. Dukaan gacan labaad oo sii fiican uu kala soocan waxuu ku yaala Heby iyo Östervåla. IKEA waxuu ku yaaala Uppsala. Dukaamo raashin wee ku yaalin xaafadaha badankood. Dukaanka weeyn ee lacagta yar, Karlsson.se waxuu ku yaala Morgongåva.

 

Dalyeelka carruurta

In kale oo ku saabsan xanaanada caruurta ee degmada.

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Dugsiyada Heby.


 

Furadaha waxbarasho

Heby waxaa ku taalo Xarunta waxbarashada (CLL).

Caafimaadka

Daryeelka bukaanka iyo caafimaadka ee Heby.

Caawinaad turjubaan

Adeega turjumaanka ee Uppsala.

Xiriirka gaadiidka

In kale oo ku saabsan gaadiidka guud ee dadweeynaha ka akhriso bogga degmada.

Shaqo iyo ganacsi

Maamulka caafimaadka gobolka Uppsala, Goobta-duulimaadka Arlanda, Dugsiyada ee degmada Uppsala.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Ciwaan shaqoXirfad
Biblioteksassistent Tärnsjö bibliotek Biblioteksassistent
Babyland.se söker medarbetare till lagret i Morgongåva Handpaketerare
Skolassistent Skolassistent
Lärare Heby skola F - 6 Lärare i grundskolan, årskurs 4-6
Vårdare till Hembygdens gruppbostad Vårdare/Arbetshandledare/Boendestödjare
Lågstadielärare till Tärnsjö skola Lärare i grundskolan, årskurs 1-3
Fysioterapeut till rehabgruppen i Heby Fysioterapeut/Sjukgymnast
Lärare i idrott och hälsa i kombination med annat ämne Östervåla skola 7 - 9 Idrottspedagog
Förskollärare Lönneberga förskoleenhet Lärare i förskola/Förskollärare
3 förskollärare 100 % , Heby förskola , Bullerbyns förskoleenhet Lärare i förskola/Förskollärare
Speciallärare Speciallärare
Fast Lön 24 500 kr plus provision! Säljare omgående till Heby Hemförsäljare
Nytida söker boendestödjare till Marmorgården / Harbo Vårdare/Arbetshandledare/Boendestödjare
Restaurangbiträde vid behov på 67:ans grill Grillbiträde/Gatuköksbiträde
Restaurangbiträde natt på 67:ans grill Grillbiträde/Gatuköksbiträde
Personlig assistent till en man sökes i Heby nära Uppsala Personlig assistent
Förskollärare Vittinge förskolor Lärare i förskola/Förskollärare
Frisör Frisör
Fordonslackerare Fordonslackerare
Socialpedagog eller beteendevetare Östervåla skola Behandlingsassistent/Socialpedagog

Bogga 1 ee ka mid ah 772

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Heby

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

13 582 (2011)

Cabirla dhulka

1 170 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Uppsala 45 minuter

Stockholm 80 minuter

Västerås 60 minuter

Bogga internetka degmada

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri