Hedemora

Hedemora waa magaalada ugu weeyn Dalarna, waana xarunta degmada oo ku hareeraan xaafadio dhisan oo badan iyo xaafadooyin yaryar oo badan. Degmada Hedemora xoogeeda waa dhawaanshaha, dhinaca dabiicada iyo uu dhawaanshaha magalooyinka ka weeyn. Hedemora waxeey ku soo bandhigi kartaa fursado horumar oo fiican ayadoo leh dugsiyaal xanaanado iyo iskuulo badan. Sido kale waxaa jirto waxbarashada iswiidhishka ee soo galooytiga iyo waxbarashada dadka waa weeyn. Hedemora waxaa ku taalo xaafad-dhaqameed iyo bartamo magaalo oo si fiican iskugu jiraan adeeg iyo ganacsiga. Soo bandhiga biibito iyo iibsi banaaneedna waa labo magaalada weeynaansho ku leh, in la booqdana waa istaahilaan.

Soo bandhigid

Deegaan

Degmada Hedemora waxaa ku taalo shirkad guri oo degmada lee dahay, Hedemora bostäder. Sido kale waxaa jiro shirkado guri oo madaxbanaan, liis ee ku tixan yihiin waxaad ka heleeysaa boggeena.

Lekplats i park

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Qaar ka mid ah luuqada degmada ka jiro markii laga reebo iswiidhishka waa: af soomaali, af tigrinya, af dari, af ingriis, af kurdi, afka iraan iyo af ruush.

Jaaliyado iyo ururu

Degmada waxaa ku yaalo ururo badan oo kala duwan, waxaad ka raadin kartaa kuwaas diwaanka-ururada ee ku jiro bogga degmada.

Maxaa ka ag dhaw

Bartamaha Hedemora waxaa ku yaalo xafiiska shaqada, maktbad, hey'adda socdaalka, booliska Dalarna iyo xatta qaabilaada degmada. Bartamaha waxaad ka heleysaa dukaamo-gacan labaad oo badan, tusaale ahaan Erikshjälpen oo ah midka ugu weeyn. Wax yar geeska xigo, laakin jiro masaafad-socod, waxaa ku yaalo sadax dukaamo cunto (Hemköp, Ica iyo Lidl). Sido kale bartamaha waxaa ku taalo biibitoyaal iyo dukaamo badan oo yaryar.

Utsidan av biblioteket i Hedemora

Dalyeelka carruurta

Degmada waxaa ku taalo dhowr dugsiyaal hoose, boggeenana ayaad ka akhrisan kartaa meesha ee degmada uga yaaliin. Mid kastaba magaciis taabso si aad uu akhrisata in kale oo ku saabsan xanaanadaas.

Waxaa jirto xarun-reer oo caruur iyo dad kale oo waa weeyn wadajoogaan. Meeshaasna waxaa fursad looga heli karaa in lagula kulmo shaqaale ka socdo rugta caafimaadka caruurta iyo in kale. Guriga-luuqada waxuu ka tirsan yahay xarunta-reerka, halkaasna waxaa loogu soo bandhigaa qofka leh caruur a hooseeyo shan sano in uu ku barto isticmaalid luuqada ayadoo xooga la saaraayo caruurta.

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Waxaa jiro in badan oo dugsiyaal xanaano ah iyo dugsiyaal hoose oo ku faafsan degmada Hedemora.  Waxaa sido kale jiro dugsi hoose oo leh fasalada dhexe iyo dugsi sare sare, labadaba waxeey ku yaaliin bartamaha xaafada Hedemora. Midkasto magaciis taabso si aad uu akhriso in kale.

Furadaha waxbarasho

Degmada Hedemora waxeey sido kale soo bandhigi kartaa fursado kalo ee waxbarasho. Waxaa jiro oo ka mid ah xarunta-waxbarashada Hedemora oo soo bandhigaayo waxbarashada dadka waa weeyn, barashada iswiidhishka ee ajnabiga iyo waxbarshada dadka waa weeyn ee gaarka.

Caafimaadka

Degmada waxaa ku taalo labo rug caafimaad, hal gudaha Hedemora, halna gudaha Långshyttan (ku dhawaad 30 daqiiqo oo baabur ah markii laga baxo Hedemora, basasna waa tagaan). Dhakhtar ilko waa ka dhex helee Hedemora. Caawinaad degdeg ah waxaad ka heleysaa Isbitaalka Avesta oo ku dhawaad 20 daqiiqo oo dhanka koonfurta lagu tagaayo baabur. Haddii ee nolol qatar ku jirto wac 112.

Caawinaad turjubaan

Caawinaad turjumaan waa la heli karaa markii loo baahdo laakin xafiiska degmada Hedemora laf ahaantiis ma hayo caawinaad turjumaan ee caawimaadaas waxaan ka kaashana hey'adda kale ama macalamiin luuqado.

Xiriirka gaadiidka

Mid ka mid ah waxyaalaha ee degmada Hedemora ku fiican tahay waa in ee san ka dheereeyn magalooyin ka weeyn. Waxeey tusaale ahaan qaadaneeysaa in ka yar 2 saacadood tareen lagula tago Stockholm. Warbixin dheeraad oo ku saabsan bas, tareen iyo xariiro kale, fiiri Dalatrafik iyo SJ. 35 kilomitir in uu jirto Hedemora waxaa ku yaalo Goobta duulimaadka Dala, oo ah isbitaal ku yaalo Borlänge.

Shaqo iyo ganacsi

Boliden mineral AB waa shaqo dhiibe weeyn oo 15 daqiiqo uu jiro bartamaha Hedemora. Sido kale halkaas maalin kasto bas ayaa tago (axada ma ahane). Sido kale IKEA aa ku yaalo Borlänge oo 41 kilomitir uu jiro Hedemora.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Bogga 1 ee ka mid ah 6

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Hedemora

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

15 085 ​

Cabirla dhulka

934 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Borlänge 41 km

Dala-airport 35 km

Falun 50 km

Sälen 235 km

Leksand 85 km

Mora 130 km

Arlanda flygplats 145 km

Stockholm, 175 km

Uppsala 120 km

Örebro 145 km

Göteborg 430 km

Bogga internetka degmada

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri