Karlskrona

Karlskrona waxeey ku taala bada agteeda ee dhinaca bari-konfureedka Iswiidhan. Magaalada waxeey ku dhisan tahay jasiiradooyin, waxeeyna uu dhawdahay jasiirado yaryar iyo baadiyaha. Degmada waxeey lee dahay xaafado badan oo leh adeeg fiican. UNESCO ayaa magaalada ku magacaawaday mid taariikhi ah laakin isla markaas Karlskrona waa degmo casri ah oo leh jawi ganacsadeed oo koraayo iyo hey’adda dowloadeed oo badan o shaqo dhiibe ah.

Soo bandhigid

​​​​Deegaan

Shirkada guriyaha Karlskronahem waa shirkada guriyaha ee ugu weeyn. Meelo badan oo degmada ka tirsan waaa laga dhisooyaa guriyaal. Xaafad dhan oo cusub, Pttholmen, ayaa bilabi doonaa in la dhiso 2015 ayadoo la qorsheeyay in laga dhiso 440 guri bada agteeda.

In kale oo ku saabsan guri Karlskrona ka akhriso bogga degmada.

Flygfoto över Karlskrona 

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

In ka badan 130 dhalasho ayaa joogo Karlskrona. Luuqada ugu weeyn ee degmada waa af carabi, af soomali, afka albaaniyo, afka serbooy-koreeshiya.

Jaaliyado iyo ururu

Karlskrona waxeey taajir ka tahay dhinaca jawiga urureed oo waxeey lee dahay ka badan 300 oo urur. Laga bilaaba ururo isboorti, ururo bulsho, ururo dhaqan iyo ururo diimeed.

Akhriso in kale oo ku saabsan jawiga urureed ee Karlskrona.

Männiksor inne i ett shoppingcenter 

Maxaa ka ag dhaw

Adeega-bulshadeed sidii warbixin-degmada, xafiiska shaqada, xafiiska adeega bulshada, qasnada ceeymiska, maktabad iyo xafiiska canshuuraha waxeey ku yaalaan Karlskrona. Bartamaha waxaa badan ayaa ku soo bandhigan oo dukaamo, carwo iyo maqaayado. Magalaada dibadeeda waxaa ku yaalo suuqaq badan. Sido kale waxaa jiro dhowr dukaamo-gacan-labaad ah oo laga adeegan karo dhar, maacuun iyo alaab guri oo rakhiis ah.

Dalyeelka carruurta

Degmada Karlskrona waxeey lee dahay howl xanaandeed oo dhiisan looguna tala galay caruurta ku jiro da’da 1 ilaa 5 sano. Waxaa jiro dugsi xanaanado ee degmada lee dahay iyo kuwo madax banaan. Sido kale waxaa jiro dugsiyaasha xanaanada maalmeedka.

Akhriso in kale oo ku saabsan dugsiyada xanaanada ee Karlskrona.

Två barn sitter och leker på lekplats 

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Degmada Karlskrona waxaa ku taalo 38 dugsi hoose-dhexe oo leh ku dhawaad 7000 oo arday. Sideed ka mid ah dugsiyada waa kuwo madax banaan. Waxaa jiro jiheeyn waxbarasho oo badan oo kala duwan. Sido kale waxaa jiro dugsiyaal sare ee degmada lee dahay iyo kuwo madax banaan.

Akhriso in kale oo ku saabsan dugsiyada hoose ee Karlskrona.

Akhriso in kale oo ku saabsan dugsiyada sare ee Karlskrona.

Furadaha waxbarasho

Dugsi waxbarashada dadka waa weeyn iyo waxbarashada iswiidhiska ee soo galooytiga waxaa laga helaa Waxbarashada dadka waa weeyn ee Karlskrona, halkaasi oo sido kale lagu dhiiba waxbarashada ayadoo la fiirinaayo baahidaada, waxbarashadana lagu dhigan karo si isbad-baddelid leh oo la adeegsanaayo waxbarashada-masaafada ama waxbarasho lagu dhigaayo fasal gudihiis, maalin ama habeen.

Dugsiga dadka waa weeyn Litorina waxuu lee yahay astaan-Bada Öster, taasi oo mecneheed tahay in ardayda wax ka baranaayo sido kale loo dhigaayo waxbarasho ku saabsan dalalka iyo dadka hareero badaÖster.
Jaamacada Farsamada Blekinge, BTH, waxeey ka mid tahay jaamacada Iswiidhian ugu astaan badan, ayadoo xooga la saaraayo elegtroonigada iyo fikrado cusub ee loogu tala galay kobicd jogeeyso.
Akhriso in kale oo ku saabsan waxbarashada dadka waa weeyn

Caafimaadka

Xaafada dhexe waxaa waxaa ka jiro ruggag caafimaad oo badan, sido kalena rugta caafimadka caruurta, rugta caafimaadka hooyoyinka iyo isbitaalka Blekinge. Maamulka gobolka Blekinge ka ka howl galo daryeelka-bukaanka. Talobixinta caafimaadka 1177 waxaad weeydiin karto su’aalo, ka heli karta talo kana heli kartaa warbixin la isku soo aruuriyay oo ku saabsan daryeelka caafimaadka iyo bukaanka Karlskrona. Waxaad booqan kartaa bogga 1177 ama wici kartaa lamabarka telefoonka 1177.

Akhriso in kale oo ku saabsan Maamulka Gobolka Blekinge.

Caawinaad turjubaan

Waxaad xaq uu lee dahay in aad hesho caawinaad-turjumaan markii aad xariir la yeelaneeyso hey’adda dowlada dhamaantood.

Xiriirka gaadiidka

Haddii aad uu safreeyso ama uu safreeyso Karlskrona waxaad qaadan kartaa tareenka uu socdo Malmö/Köpenhamn ama dhinaca waqooyi oo ku socdo Stockholm ama Göteborg. In Karlskrona uu jirto sadax mayl waxaa ku yaalo madaarka Ronneby oo leh dulimaad tago Madaarka Bromma iyo Arlanda gudaha Stockholm.

Gudaha Karlskrona waxaad ku dhexraceeysaa Gaadiidka-Blekinge. Gaadiidka sii fiican ayuu dhisan yahay, ayadoo la kaashanaayo boggag iyo abyal waa sahlan tahay in la helo jadwalka-socdoka iyo bas saxsan. In kale ka akhriso bogga Gaadiidka-Blekinge.

Många människor på väg upp för backe 

Shaqo iyo ganacsi

Karlskrona waxeey lee dahay suuq shaqo oo kala duwan, laga bilaabaa isbitaalo ilaa shirkado caalami ah oo guul gaaray. Shaqo dhiibaha weeyn waxaa ka mid ah tusaale ahaan ABB High Voltage Cables, Dynapac, Roxtec, Degmada Karlskrona, Ericsson, Saab Kockums, Auralight och Maamulka gobolka Blekinge. Hey’adda dowladeed Difaaca-bada, Wasaarada difaaca, Hey’adda degaankana waa shaqo dhiibe weeyn.

Qofkii rabo in uu shirkad gaar ah furto, waxaa jirto xarunta-bilaabida-shirkadeed, in kale ka sii akhriso bogga Karlskrona xarunta-bilaabida-shirkadeed.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Ciwaan shaqoXirfad
Dagliga aktiviteter söker medarbetare Hälsopedagog
Utbildningsansställning för sjuksköterska med inriktning Distrikt Samariten Sjuksköterska, grundutbildad
Läkemedelsspecialist till Karlskrona Lyckeby Farmaceut/Receptarie
FMV söker förrådsman / kvinna till Karlskrona Reservdelsspecialist/Bildelsspecialist
Supportmedarbetare Helpdesktekniker/Supporttekniker
Junior Design Engineer till marknadsledande företag Utvecklingsingenjör, maskin
Incident and Service Coordinator Helpdesktekniker/Supporttekniker
Jobba som junior UX - designer i Karlskrona Användbarhetsdesigner
Naturvårdshandläggare Miljöhandläggare
Nyfiken miljöhandläggare Miljöhandläggare
Sommarvikarie med C - körkort , placeringsort Nättraby Distributionsförare
Tjänstemän sökes! Administrativ assistent
Handläggare elsäkerhet Arbetsmiljöingenjör
Fazer Bageri söker en lördagschaufför med placeringsort Nättraby Distributionsförare
Personlig assistent Personlig assistent
Asian restaurang Servitör/Servitris
Fastighetsekonom Fastighetsekonom
Systemadministratör - Virtualisering Systemadministratör
Boendepedagog till korttidsboende med fritidsverksamhet för barn / ungdomar Stödpedagog
Mek konstruktör Civilingenjör, konstruktion, maskin

Bogga 1 ee ka mid ah 23

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Karlskrona

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

64 040

Cabirla dhulka

1 046 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Malmö 205 km

Köpenhamn 247 km

Linköping 304 km

Göteborg 348 km

Stockholm 497 km

Bogga internetka degmada

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri