Knivsta

Knivsta waa degmada yar oo koreeyso, waxeey lee dahay doonid-dhisid iyo aqoonsi xoog leh. Waxeey uu dhaxeeysaa magalooyinka waa weeyn, waxeeyna soo bandhigeeysaa degmada baadiyo qurxoon oo taajir ka ah fursadaha howlo dibadeed oo firfircoon. Sido kale halkaan waxaa ka jiro jawi urureed iyo dhaqameed.

Soo bandhigid

Knivsta kommunhus
Guriga degmada waxuu ku yaala bartamaha Knivsta.

Deegaan

Xaafadaha Knivsta iyo Alsike dad badan ayaa dagan oo leh filo jirdiino leh. Laakin xaafadaha dhismaha leh ma ahan kuwa soo jidashada leh. Baadiyaheena noolna waxaa dagan in badan oo ka tirsan dadka degmada. Shirkada guriyaasha ee degmada Knivstabostäder ayaa guriyaasha ka kireeyso Knista. Sido kale degmada waxaa ku joogo kuwo kale oo guriyaal kireeyo.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Af carabi, afka iraan, af somaali, afka fiinland, af iswiidhis, af ingriis waxeey tusaale uu yihiin luuqada ku matalan degmada. Luuqadaha waxeey ku xiran yihiin kuwa soo dago iyo kuwo guuro. Bogga degmada waxaa ku turjuman yahay luuqado badan ayadoo la adeegsanaayo Google translate.

Jaaliyado iyo ururu

Degmada Knivsta waxeey taajir ka tahay ururada ayadoo leh 55 ururo oo kala duwan, ururada waxeey ka howl galaan isboortiga, dhaqanka, howlaha dibada iyo in kale oo loogu tala galay caruur, dhalinyaro iyo dad waa weeynba. Xaafadaha dhismaha leh iyo xaafadaha baadiyaha waxeey taajir ka isla markaa hayaan taariikh dhaqameed, waxeeyna laga soo bilaabaa casrigii dhagaxaanta ahaatay meelo deegaan oo meecno weeyn ku fadhiyaan. Aqoontaan iyo dhaxalka waxaa wali kor uu hayo ururo guriyaal oo badan.

Maxaa ka ag dhaw

Barnhörnan på biblioteket.
Guriga degmada waxaa ku taalo matkabada weeyn oo uu haboon yar iyo weeynba.

Xarunta-xariirka Knivsta iyo maktabada waxeey ku yaalaan guriga degmada. Xafiiska adeega bulshada bartamaha degmada ayuu ku yaalaa. Dukaamo cunto oo badan iyo kuwo yaryar ee dharka, qalabeeynta guriga iyo waraaqadaha ayaa ku yaalo Knivsta. Xafiiska qasnada ceeymiska, xafiiska shaqada iyo xafiiska canshuuraha waxuu ku yaalaa Uppsala.

Dalyeelka carruurta

12 dugsi xanaano ee degmadeed iyo 11 dugsi xanaano oo madax banaan ayaa degmada ku yaalo.

Lekplats vid Brännkärrsskolan
Iskuulada markii xiran yihiin, goobta ciyaaraha iskuulada dadka degmada dhamaantooda ayaa tagi karo. Halkaan waa goobta ciyaarta ee iskuulka Brännkärr.

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Toban dugsiyaal hoose ayaa ku taalo Knivsta, sideed degmadeed iyo labo madaxbanaan. Sadax ka mid ah waxuu lee yahay fasalo dhexe, waana iskuulka Thuman, iskuulka Margaretha iyo iskuulka Alsike. Iskuulka Thunman agtiis waxaa ku yaalo Guriga-caafimaadka oo leh goob dabaal iyo jimicsi. Knivsta waxaa ku yaalo dugsiga sare ee Sjögrenska oo soo bandhigaayo barnaamijyo diyaarinta shaqada ah oo badan. Sido kale iskuulka waxuu lee yahay barnaamijka bilaabadka. Sido kale dugsiga sare degmooyin kale ayaa laga dhigan karaa.

Lek i simhallen
Guriga-caafimaadka oo leh goob-dabaal iyo jimicsi bartamaha Knivsta uu ku yaala marki laga soo lugeeyo boosteejada-tareenka.

Furadaha waxbarasho

Waxbarashada dadka waa weeyn oo leh barashada luuqada ee soo galooytiga waa ka jirtaa Knivsta. Jaamacado iyo dugsiga dadka waa weeyn meelaha dhaw ee ku yaaliin.

Caafimaadka

Gudaha Knista waxaa ku taalo labo rug caafimaad iyo daryeelka ilkaha ee dad weeynaha. Qaabilaada degdega ugu dhaw waa isbitaalka Akademiska ee Uppsala.

Caawinaad turjubaan

Markii aad booqaneeyso tusaale ahaan rugta caafimaadka, adeega bulshada, qasnada ceeymiska iyo xafiiska shaqada qofka uu baahan turjumaan xaq uu ulee yahay turjumaan. Taasi ka waran markii aad waqtigaada balansaneeysid.

Xiriirka gaadiidka

Tareen, tareenka xafadeedka iyo bas waa tagaan Uppsala, Arlanda iyo Stockholm. Knivsta waxeey geeska ka jirtaa E4. Madaarka Arlanda waa madaarka calaamiga ee Iswiidhan ugu weeyn. Tareenka markii la raaco Uppsala waxeey jirtaa 10 daqiiqo, Stockholm 30 daqiiqo, Arlanda 7 daqiiqo.

Knivsta tågperrong från ovan
Knivsta waa bulsho-tareemeed oo hore, waxeeyna xariir fiican la lee dahay Stockholm iyo Uppsala.

Shaqo iyo ganacsi

Shaqo dhiibaha ugu weeyn waa degmada Knivsta ayadoo leh ku dhawaad 900 oo shaqaale. Ka dib waxaa ku xigo warshadeeynta iyo ganacsiga. Laakin shirkadooyinka badankood waa kuwo yar, hal ama labo qof mid ee lee yihiin oo ku jiro meelo kala duwan. Qeeyb weeyn oo ka tirsan suuqa shaqada banaanka degmada ayee ku taalaa. Maalin kasto 5 000 oo qof ayaa tareen-raacid uga baxo Knista. Goobaha shaqada ee ugu muhiimsan waxeey ugu yaaliin Uppsala (isbitaalka akademiska iyo jaamacada) iyo gudaha degmada Sigtuna (meesha Arlanda).

Schackspel Sågentorget
Sågentorget waa suuq nool oo guriyaal iyo dukaamo ku hareersan yihiin.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Ciwaan shaqoXirfad
Engagerad timvikarie "Ung i Knivsta" Fritidsledare
Driven nattsjuksköterska till Wilhelms Gård Sjuksköterska, grundutbildad
Assistent som sprider glädje och vill lära känna mig. Personlig assistent
Project engineer Projektledare, IT
Distriktssköterska Distriktssköterska
Kvalificerad behandlingsassistent Attendo Vassunda HVB Behandlingsassistent/Socialpedagog
Barnskötare till Montessoriförskola Barnskötare
Sjuksköterska Sjuksköterska, äldreomsorg och -vård/geriatrik
Barnskötare Barnskötare
Lärare till mindre grupp åk 8 - 9 Lärare i grundskolan, årskurs 7-9
Nattvärd till Krusenberg Herrgård (extra) Nattreceptionist/Nattportier
Förskollärare Västra Ängby förskola Lärare i förskola/Förskollärare
Förskollärare Skutans förskola , Tillsvidare och vikariat Lärare i förskola/Förskollärare
Barnskötare , teckenspråkskunnig resurs 50 - 75% , visstid , Skutans förskola Barnskötare
vårdbiträde / vårdare Vårdare/Arbetshandledare/Boendestödjare
Fordonsmontörer sökes för kunds räkning Montör, metallprodukter
Fordonselektriker sökes för kunds räkning Fordonselektriker
Lärare NO / Naturkunskap samt ytterligare ämnesbehörighet Lärare i gymnasiet
Kvalificerad behandlingsassistent Behandlingsassistent/Socialpedagog
Specialpedagog Specialpedagog

Bogga 1 ee ka mid ah 744

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Knivsta

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

15 580

Cabirla dhulka

284 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Uppsala 17 km

Stockholm 50km

Arlanda 18 km

Bogga internetka degmada

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri